22/01/2026
Waxaa maanta si rasmi ah inoogu soo xirmay tababarkii Kismayo, kaas oo diiradda lagu saaray fahamka xiriirka ka dhexeeya Caafimaadka Dhimirka iyo Xuquuqda Aadanaha.
Muddo labo maalmood ah, ka qeybgalayaashu waxay heleen aqoon iyo wacyi muhiim ah oo ku saabsan sida loo horumariyo caafimaadka dhimirka loona ilaaliyo karaamada aadanaha.
Tababarkan wuxuu qeyb ka yahay dadaallada ay Brain Story ku xoojinayso wacyiga, aqoonta iyo awoodda bulshada ee ku saabsan caafimaadka dhimirka iyo xuquuqda aadanaha.
Today we officially concluded the training in Kismayo, which focused on understanding the intersection between Mental Health and Human Rights.
Over the past two days, participants gained valuable knowledge and awareness on promoting mental health and safeguarding human dignity.
This training is part of Brain Storyโs ongoing efforts to enhance awareness, knowledge, and community capacity in mental health and human rights.