Dr Shaahid

Dr Shaahid Dhaqtarka Maqaarka (Dermatologist)

27/09/2025

Waa mid kamid dhalin yaradii nagu soboqatay xarunta oo kacba naayay xaalada kala duwan ee timaha waxaan u bilawnay daawada qaybtii 1aad
Hadii aad isku aragto xaladaan oo kale nagu soo booqo

SHAAHID DERMA CLINIC

Xarunta waxaa ka hool gala Dr Cabdishaahid Cabduqadir Maxamad (DrShaahid)

Dhaqtarka daaweynta Xanuunada Timaha Cidiyaha iyo Maqaarka ✨

📍 Goobta: xarunta Oodweyne, gaar ahaan boosteejada labaad ama kasoo horjeedka shirkada HORMUUD
📞 Naga soo wac: 0614943301

⏰ Jadwalka Shaqada:
🕗 8:00am subax
- 3:30pm habeen

6 Arimood samee hadii aad tahay qof sokor qabaSi aad oga badbasdo dhibatada kadhalata sokortaee ah kiloyo xanuun. Indho ...
27/09/2025

6 Arimood samee hadii aad tahay qof sokor qaba
Si aad oga badbasdo dhibatada kadhalata sokorta
ee ah kiloyo xanuun. Indho la,aan tabardaro iyo caafimaadka guud oo hoos udhaca

Samee 5 oo kala ah

1, Badi Adkaarta
2, Tuko salatu layl
3 Bixi sadaqada
4 Boqo qaraabda
5, alle waydiiso marwalba in uu kaa dulqaado
5 Hagaaji cuntadada

Intaas kadib lasoco dhaqtarkaaga si loo hubiyo xaladaada sokorta marwalba

Intaas hadii aad samayso waxaad u noolaan doontaa sida qof aan sokor qabin

26/09/2025

Whats app https://wa.me/+252614943301

Waa mid kamid dhalin yaradii nagu soboqatay xarunta oo kacba naayay xaalada kala duwan ee timaha waxaan u bilawnay daawada qaybtii 1aad
Hadii aad isku aragto xaladaan oo kale nagu soo booqo

SHAAHID DERMA CLINIC

Xarunta waxaa ka hool gala Dr Cabdishaahid Cabduqadir Maxamad (DrShaahid)

Dhaqtarka daaweynta Xanuunada Timaha Cidiyaha iyo Maqaarka ✨

📍 Goobta: xarunta Oodweyne, gaar ahaan boosteejada labaad ama kasoo horjeedka shirkada HORMUUD
📞 Naga soo wac: 0614943301

⏰ Jadwalka Shaqada:
🕗 6:30am subax
- 3:30pm habeen
https://wa.me/+252614943301

20/09/2025

Waxaan Allah (SWT) uga baryeynaa inuu la garab galo Dr. Cabdishahid Cabdulkadir Maxamed (Dr. Shaahid) oo loo magacaabay Hormuudka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka (Dean, College of Health Science) ee Jaamacadda Baresan.

Waa mid kamid dhalin yaradii nagu soboqatay xarunta oo kacba naayay xaalada kala duwan ee timaha waxaan u bilawnay daawa...
11/09/2025

Waa mid kamid dhalin yaradii nagu soboqatay xarunta oo kacba naayay xaalada kala duwan ee timaha waxaan u bilawnay daawada qaybtii 1aad
Hadii aad isku aragto xaladaan oo kale nagu soo booqo

SHAAHID DERMA CLINIC

Xarunta waxaa ka hool gala Dr Cabdishaahid Cabduqadir Maxamad (DrShaahid)

Dhaqtarka daaweynta Xanuunada Timaha Cidiyaha iyo Maqaarka ✨

📍 Goobta: xarunta Oodweyne, gaar ahaan boosteejada labaad ama kasoo horjeedka shirkada HORMUUD
📞 Naga soo wac: 0614943301

⏰ Jadwalka Shaqada:
🕗 6:30am subax
- 3:30pm habeen

Ku hel daryeel sare & adeeg tayo leh

28/08/2025

Allhu akbar muuqaal qalbiga tabanaayo oo laga soo duubey qof dil lagu xukumey daqoliiqado kahor inta aan lagu fulin xukunka dilka ah wuxuu ka codsadey in la siiyo dhowr daqiiqo oo uu ku tukado labo raka cadood oo salaad ah oo alle ku barinaayo uguna faa ideysto daqiiqadahaas ka harey noolashiisa allhu akbar Allhu akbar allhu akbar muuqaal cajiib ah

Address

Mogadishu

Telephone

+252614943301

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Shaahid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category