Caafimaad tv

Caafimaad tv dhaqter cudurada guud ee kaaraan community hospital (KCH)

26/03/2024
23/02/2024

Lakulan dhaqtarka cudurada guud iyo uur ku jirta siad uhesho talada ugu wanaagsan.
Kaaraan Community Hospital
Hooyga daryeelka caafimadkada



24/06/2023

xal uhel madax xanuunka

12/04/2023

Waxyabaha keen indho la'anta

   10-ka arrimood oo ay ragga sameeyaan, dumarkana ka xanaaqaan!
26/07/2022





10-ka arrimood oo ay ragga sameeyaan, dumarkana ka xanaaqaan!

Sida ugu fudud ee loo daweeyo kalabaxyo xanuunka 1. Xakameynta miisaanka: miisanka siyaadada ah wuxu kordhiya in qofka x...
24/07/2022

Sida ugu fudud ee loo daweeyo kalabaxyo xanuunka

1. Xakameynta miisaanka:
miisanka siyaadada ah wuxu kordhiya in qofka xanun dareemo. Taas badalkeda xakameynta miisanka siyadada ah ayaa xalwaara unoqonkara kalagosya xanunka.

2. Sameenta jimicsi joogto ah:
Qofka qaba kalagoysa xanunka jimicsiga wa ad bu ucaawiya.

3.Isticmaalka kulaylka:
sida ku dhejinta suufka kuleyliyaha ee kala-goysyada xanuunaya, ku qubaysashada biyo diiran, aha aya hanka ugu fudud ee lagu koojiyo xanuunka kalagoosyada.
waxan la doorbida in diirimada kalabaxa lagu haayo mudo dhan 20 daqiiqo markiiba.

4. Samee daliigid/ massage:
Daliigista waxay ku siin kartaa dareenka guud ee fayoobida. Waxa kale oo laga yaabaa inay caawiso maaraynta xanuunka kala goysyada iyo raaxo la'aanta.

Caafimaad tv

22/07/2022

Muxu yahey af urka? Maxa sababa? Masaafo inte la eg ayaa laga dareemi karaa af urka? Wa maxey xalka la gudboon qof qaba caabuqan? Cadeysiguse mayahey dawada ugu wngsn?
Kaga bogo intan io inkale linkigan hoos ku xusan

https://youtu.be/idPwowCw1p0

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafimaad tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram