Community Eye Hospital-CH

Community Eye Hospital-CH Community Eye Hospital, Community Based Hospital

Jumma wanaagsan Dhamaan umadda soomaaliyeed
04/12/2025

Jumma wanaagsan Dhamaan umadda soomaaliyeed





ka warqabka indhahaaga waxa ay door muhiim ku leeyihiin badqabka aragaaga nagu soo booqo Community Eye Hospital-CH xarun...
03/12/2025

ka warqabka indhahaaga waxa ay door muhiim ku leeyihiin badqabka aragaaga nagu soo booqo

Community Eye Hospital-CH xarunta waxa ay ku taalaa degmada hodan ,agagaarka_Sheikh Cali Suufi.






Your eyes deserve better Care ..Visit us Community Eye Hospital-CH
30/11/2025

Your eyes deserve better Care ..Visit us Community Eye Hospital-CH






27/11/2025

Community Eye Hospital-CH Goob aad ka helayso Adeeg caafimaad lagu diirsan karo.






Community Eye Hospital-CH plays a crucial role by offering  surgical eye care ,screening and low cost services .By doing...
23/11/2025

Community Eye Hospital-CH plays a crucial role by offering surgical eye care ,screening and low cost services .

By doing outreach (eye camps) ,Community eye hospital is focused on preventable blindness cataracts, other eye disease ..and Making high quality eye care more accessible in Somalia

Contact us _615661355_615736359






Dr. Said geddi (dhaqtarka indhaha) ayaa dib ugu soo laabtay dalka, waxa uu si rasmi ah dib u bilaabayaa shaqadiisii Si a...
20/11/2025

Dr. Said geddi (dhaqtarka indhaha) ayaa dib ugu soo laabtay dalka, waxa uu si rasmi ah dib u bilaabayaa shaqadiisii

Si aad balan ooga qabsato dhaqtarka, nagala soo xiriir: 615661355_615736359

Community Eye Hospital-CH waxa uu ku yaala Degmada Hodan _agagaarka Sheikh cali suufi.







Ma ogtahey maahmaahda reer xamarka ka mid tahey oraah oraneysa Qorax kuleel muraayad madow u xiro!🤩
18/11/2025

Ma ogtahey maahmaahda reer xamarka ka mid tahey oraah oraneysa Qorax kuleel muraayad madow u xiro!🤩





World Diabetes Day202514ka november waa maalin dunida u asteysay maalinta sokorowga Si looga wacyigeliyo qatarta ee leed...
14/11/2025

World Diabetes Day2025

14ka november waa maalin dunida u asteysay maalinta sokorowga Si looga wacyigeliyo qatarta ee leedahey xanuunka macaanka bulshada intooda ugu badan

Cudurka macaanka waa mid badanaa raaga kaa oo saameyn ku yeesha indhaha ,wadnaha neerfaha- kilyaha xididada iwm gaar ahaan aragga waxa ugu badan uu ku keeni karo indhaha oo ay tahey arag la'aan

14 november is a day the world has designated as a World Diabetes Day in order to raise awarness about the dangers that diabetes poses to most communities

Diabetes is A chronic disease that affects the Eyes Heart, kidneys blood vessels nerves and etc

In particular ,in terms of vision it most commonly causes eye damage which can lead to blindness.







Jumma Mubarak
30/10/2025

Jumma Mubarak




Daryeel araggaaga nagu soo booqo Community Eye Hospital-CH xarunta waxa ay ku taalaa Degmada Hodan Aga_gaarka Sheikh Cal...
30/10/2025

Daryeel araggaaga nagu soo booqo Community Eye Hospital-CH xarunta waxa ay ku taalaa Degmada Hodan Aga_gaarka Sheikh Cali suufi.





Community Eye Hospital-CH xalka baahiyaha aragga
27/10/2025

Community Eye Hospital-CH xalka baahiyaha aragga





Jumma wanaagsan Dhamaan umadda soomaaliyeed
23/10/2025

Jumma wanaagsan Dhamaan umadda soomaaliyeed





Address

Community Eye Hospital, Kpp, Wadnaha Street, Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Community Eye Hospital-CH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Community Eye Hospital-CH:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category