Dr Muuda

Dr Muuda Takhtarka Cudurada ku dhaca Maqaarka,cidiyaha Iyo Timaha.

Waxaan ku siinaynaa daryeel caafimaad oo casri ah  si aad u ilaalisomaqaarkaaga cidiyahaaga iyo timahaaga.
03/02/2026

Waxaan ku siinaynaa daryeel caafimaad oo casri ah si aad u ilaaliso
maqaarkaaga cidiyahaaga iyo timahaaga.



Ilaali maqaarkaaga dooro daryeel dabiici ah oo badbaado leh.
01/02/2026

Ilaali maqaarkaaga dooro daryeel dabiici ah oo badbaado leh.



Maqaarkaaga sii daryeel maanta si uu u iftiimo beri.
31/01/2026

Maqaarkaaga sii daryeel maanta si uu u iftiimo beri.



Sawirkani waa marqaati dhab ah oo muujinaya sida daryeelka saxda ah uu u beddeli karo maqaarkaagala xiriir Dr. Muuda si ...
31/01/2026

Sawirkani waa marqaati dhab ah oo muujinaya sida daryeelka saxda ah uu u beddeli karo maqaarkaaga

la xiriir Dr. Muuda si aad u hesho maqaar nadiif ah oo caafimaad qaba

π‰πˆπŒπ‚π€ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.
30/01/2026

π‰πˆπŒπ‚π€ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ.


Mudnaan gaar ah sii maqaarkaaga.
27/01/2026

Mudnaan gaar ah sii maqaarkaaga.



Si joogto ah ula soco daryeelka maqaarkaaga Heerka caafimaadka maqaarka, cidiiyaha & timahaaga kor u qaad adigoo la tash...
27/01/2026

Si joogto ah ula soco daryeelka maqaarkaaga
Heerka caafimaadka maqaarka, cidiiyaha & timahaaga kor u qaad adigoo la tashanaya Dr Muuda – Dermatologist πŸ©ΊπŸ’†β€β™€οΈ

πŸ“Œ Maqaarkaagu waa astaantaada
πŸ₯ Bidhaan Health & Beauty – Royal Hospital

πŸ“ž +252 619 974 444
πŸ“ž +252 615 049 905

Ilaali oo ka taxadar caafimaadka maqaarkaaga.
25/01/2026

Ilaali oo ka taxadar caafimaadka maqaarkaaga.



24/01/2026

Markaad isticmaalayso daawooyinka finanka, iska ilaali inaad iska badiso ❌
Isticmaal xaddi aad u yar si aad uga hortagto qalaylka wajiga 🚫✨

nagu soo booqo xarunteena
royal hospital
bidhaan health & beuaty


Si maqaarkaagu u ahaado mid jilicsan dhalaalaya oo caafimaad qaba.
24/01/2026

Si maqaarkaagu u ahaado mid jilicsan dhalaalaya oo caafimaad qaba.



Ma la tacaalaysaa finanka (Acne), nabarrada, ama dhibaatada maqaarka ee joogtada ah? Ha ka welwelin, Dr. Muuda ayaa kuu ...
24/01/2026

Ma la tacaalaysaa finanka (Acne), nabarrada, ama dhibaatada maqaarka ee joogtada ah? Ha ka welwelin, Dr. Muuda ayaa kuu diyaariyey daryeel caafimaad iyo mid qurux oo casri ah. Waxaan kaa caawinaynaa in maqaarkaagu dib u helo nuurkiisii iyo quruxdiisii dabiiciga ahayd.

U dhiib maqaarkaaga khabiir aqoon u leh! 🩺✨

Jimca wanagsan.
23/01/2026

Jimca wanagsan.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Muuda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category