Yusuf Sahal

Yusuf Sahal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yusuf Sahal, Medical and health, Mogadishu.

04/02/2026

Ka fogaanshaha saddexdan waxay qofka ka dhigtaa daacad aaminka iyo kalsooni leh sifooyinka dadka wanaagsan iyo kuwa Alle jecel

13/10/2025

Horta Xaliimo itaageerto majirtaa

30/03/2025

Xaqul-ciidku waa nooc dawarsiga ka mid ah.
Laakiin waan rabaaye isoo laadda.

تقبل الله صيامكم وقيامكم وصالح الأعمال، عيدكم مبارك وكل عام وأنتم بخير وصحة وعافية، أنتم ومن تحبون جميعًا بإذن الله تعال...
30/03/2025

تقبل الله صيامكم وقيامكم وصالح الأعمال، عيدكم مبارك وكل عام وأنتم بخير وصحة وعافية، أنتم ومن تحبون جميعًا بإذن الله تعالى.

#عيدالفطرالمبارك

29/03/2025

Nacas aan garasho laheyn
Nasab xumi ruux ku dhashey
Nusqaan ahoo nolosha waxba ka ogeyn
Unbaa
Dumarkeena naxriista leh
Naceyb ku beera

26/03/2025

"المرء على دين خليله، فلينظر أحدكم من يخالل"

22/02/2025

اللهم لك الحمد حمداً لا ينفد أوله ولا ينقطع أخرة اللهم لك الحمد فأنت أهل أن تحمد وتعبد وتشكر.

15/02/2025

_Noloshu waa gaaban tahay, wakhtiguna cidna ma sugo, Ha ku lumin wakhtigaaga inaad ka fikirto waxay dadku kaa sheegayaan. 💯✨🥲_

"Dhalinyarada waa ubaxa bulshada; haddii la waraabiyo oo loo barbaariyo si wanaagsan, bulshadaas waxay noqon doontaa mid...
19/01/2025

"Dhalinyarada waa ubaxa bulshada; haddii la waraabiyo oo loo barbaariyo si wanaagsan, bulshadaas waxay noqon doontaa mid barwaaqo ah."!

19/01/2025

Waa suuragal in Guri Jaceyl maalin qura lagu dhiso, hayeeshee ilaalintiisa waxay u baahantahay *Cimrigaaga* oo Idil.

29/12/2024

Muqalkan sharegereeya oo like gareya mahadsanidiin

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yusuf Sahal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram