Dr Tagsade Hub

Dr Tagsade Hub ๐Œ๐š๐๐š๐ฅ ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ & ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ
Wacyi-gelin caafimaad, talooyin nololeed, & qisooyin diini oo xikmad leh. Ku biir safarkayga horumarinta bulshada! ๐Ÿ’ซ

๐ŸŽฅ Ibuprofen ma kordhiyaa dhiig karka dhalmada ka dib?โธปDaraasad cusub oo lagu daabacay American Journal of Obstetrics and...
18/10/2025

๐ŸŽฅ Ibuprofen ma kordhiyaa dhiig karka dhalmada ka dib?
โธป
Daraasad cusub oo lagu daabacay American Journal of Obstetrics and Gynecology (Sebtembar 2025) ayaa muujisay natiijo lama filaan ah! ๐Ÿ˜ฎ

Haweenka qaba dhiig-kac daran xilliga uurka, markii loo isticmaalay ibuprofen dhalmada ka dib, ma aysan helin dhiig-kac ka badan kuwii qaadanayay paracetamol.

โœ… Ibuprofen waa badbaado oo wax dhibaato ah kuma kordhiyo cadaadiska dhiigga.
๐Ÿ’ŠWaxa kale oo uu si fiican u yareeyaa xanuunka dhalmada kadib.

โš•๏ธ Gunaanad:
Haweenka qaba dhiig-kac xilliga uurka waa ay isticmaali karaan ibuprofen dhalmada ka dib, laakiin ha iloobin inaad la tashato dhakhtarkaaga ka hor daawo kasta.

๐Ÿฉบ Dr Tagsade Hub
๐ŸŽฏ Caafimaad iyo cilmi ku dhisan wacyigelin



โธป

๐Ÿ”ฅ ๐‰๐ข๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ซ๐š๐š๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š!Ma rabtaa caafimaad, hurdo fiican, maskax firfircoon, iyo nolol dheer?โžก๏ธ Ha sugin dawo โ€”๐›๐ข...
11/10/2025

๐Ÿ”ฅ ๐‰๐ข๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ซ๐š๐š๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐š!
Ma rabtaa caafimaad, hurdo fiican, maskax firfircoon, iyo nolol dheer?
โžก๏ธ Ha sugin dawo โ€”๐›๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐ฃ๐ข๐ฆ๐ข๐œ๐ฌ๐ข ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐š๐ก! ๐Ÿ’ช

Jimicsigu waa daawada ugu jaban, ugu xooggan, uguna dabiicisan ee dunida taalla ๐ŸŒฟ
Maalin kasta 20 daqiiqo oo socod ah ayaa beddeli karta noloshaada! ๐Ÿšถโ€โ™€๏ธโœจ

๐Ÿ‘‡ Hoos ka akhri caddaynta sayniska iyo natiijooyinka uu Dr. Eric Topol ku faahfaahiyay buuggiisa Super Agers โ€” waa mucjiso dhab ah oo caafimaad ah.

โธป

๐Ÿ“– ๐Ÿคธโ€โ™‚๏ธ

Faaโ€™iidooyinka jimicsiga joogtada ah si weyn ayaa loo xaqiijiyey dhanka caafimaadka, waana la soo celceliyey natiijo ahaan cilmi-baarisyo badan. Sida uu sheegay ๐ƒ๐ซ. ๐„๐ซ๐ข๐œ ๐“๐จ๐ฉ๐จ๐ฅ buuggiisa โ€œ๐’๐”๐๐„๐‘ ๐€๐†๐„๐‘๐’โ€, jimicsigu wuxuu leeyahay saameyn ballaaran oo togan oo ku timaadda jirka iyo maskaxda:

1๏ธโƒฃ Jimicsiga joogtada ah wuxuu keenaa isbeddel caafimaad oo wanaagsan oo ku yimaada wadnaha iyo xididdada dhiigga, maskaxda, beerka, muruqyada, xiidmaha, baruurta jirka iyo dheef-shiidka guud ahaan.

2๏ธโƒฃ Dareenka insuliinta: Jimicsigu wuxuu hagaajiyaa shaqada beeryarada, muruqyada iyo baruurta jirka โ€” taas oo keenta in jirku si wanaagsan u maareeyo sokorta dhiigga.

3๏ธโƒฃ Ka hortagga cudurrada wadnaha: Jimicsigu wuxuu yareeyaa dufanka dhiigga, kordhiyaa gubashada dufanka ee muruqyada, yareeyaa caabuqa jirka iyo maskaxda, wuxuuna xoojiyaa difaaca jirka.

4๏ธโƒฃ Daraasad lagu sameeyay ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ” cilmi-baaris oo ay ka qayb galeen in ka badan ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐ฆ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง oo qof ayaa muujisay in jimicsigu yareeyo dhimashada guud ilaa ๐Ÿ‘๐Ÿ%, iyadoo la arkay in intii jimicsigu bato ay faaโ€™iidaduna sii korodho.

5๏ธโƒฃ Cilmi-baaris kale oo muddo ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ฌ๐š๐ง๐จ socotay in ka badan ๐Ÿ’,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ช๐จ๐Ÿ, ayaa muujisay in jimicsigu si weyn u hagaajiyo tayada hurdada.

6๏ธโƒฃ Daraasad lagu sameeyay ๐Ÿ•๐Ÿ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ช๐จ๐Ÿ oo reer UK ah oo Lala socday muddo ๐Ÿ” ๐ฌ๐š๐ง๐จ, ayaa xaqiijisay dhammaan natiijooyinkaas wanaagsan โ€” waxaa jiray xiriir toos ah oo muujinaya in jimicsi dhexdhexaad ama xooggan uu keeno faaโ€™iido sii kordheysa.

7๏ธโƒฃ Falanqeyn lagu sameeyay ๐Ÿ๐Ÿ ๐๐š๐ซ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐จ๐จ๐ oo ay ku jireen in ka badan ๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ช๐จ๐Ÿ ayaa muujisay in ๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ช๐จ๐Ÿ ayaa muujisay in ๐Ÿ,๐Ÿ“๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐จ maalintii ay keento hoos u dhac ๐Ÿ–% ah dhimashada guud, halka ๐Ÿ–,๐Ÿ–๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ญ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐จ maalintii ay hoos u dhigto dhimashada iyo cudurrada wadnaha ๐Ÿ”๐ŸŽ%.

8๏ธโƒฃ Jimicsiga iyo Kansarka: Daraasad lagu sameeyay ๐Ÿต kooxood oo cilmiyeed oo ay ka qayb galeen in ka badan ๐Ÿ•๐Ÿ“๐ŸŽ,๐ŸŽ๐ŸŽ๐ŸŽ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐š๐ก, ayaa muujisay in jimicsigu yareeyo halista kansar ilaa toddobo nooc (mindhicirada, naasaha, kaliya, beerka, myeloma, lymphoma iyo ilmo-galeenka). Intii jimicsigu bato, halista kansarkuna way yaraataa.

9๏ธโƒฃ Jimicsiyada Isometric โ€” sida in la istaago gidaarka oo muruqyada la adkeeyo (wall squats) muddo 8 daqiiqo maalintii, 3 jeer usbuucii โ€” waxay hoos u dhigaan cadaadiska dhiigga sida jimicsiga aerobic ama tababarka xoogga sare.

๐Ÿ”Ÿ Daraasad tijaabo ah oo lagu sameeyay dadka waayeelka ah ayaa muujisay in tababarka iska caabbinta (resistance training) uu sii hayo xoogga murqaha ilaa 4 sano kadib.

โธป

๐Ÿ”‘ ๐๐Ž๐ƒ๐Ž๐๐€๐ƒ๐€ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ๐Š๐€ ๐€๐‡:

๐Ÿคธ Samee jimicsi si joogto ah.
๐Ÿคธ Jimicsigu waa eray ballaaran oo ka kooban 4 qaybood:
1๏ธโƒฃ Resistance training โ€“ (isometric iyo concentric)
2๏ธโƒฃ Aerobic โ€“ (socod, orod, dabaal, iwm.)
3๏ธโƒฃ Balance โ€“ (iska taag hal lug, tallaabo cidhib ilaa faraha h**e)
4๏ธโƒฃ Flexibility โ€“ (fidsasho ama kala bixis)

๐Ÿคธ Isku dar dhammaan noocyadaas si jirka iyo maskaxdu u dheellitirmaan.
๐Ÿคธ Jimicsiga joogtada ah wuxuu kordhiyaa cimriga caafimaad qabka ah, wuxuuna kaa dhigaa qof si wanaagsan u gabowda.

๐ŸŒฟ โ€œJirkaagu waa raasamaalka noloshaada โ€” jimicsigu waa maalgashiga ugu qiimaha badan ee aad samayn karto.โ€

โ€Žูˆุงู„ู„ู‡ ุฃุนู„ู… ๐Ÿคฒ

๐Ÿ“š Akhri dheeraad ah:
Topol, E. (2025). Super Agers: An Evidence-Based Approach to Longevity.



โธป

15/10/2024

๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐๐ข๐› ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐ข๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ค๐š ๐๐ข๐› ๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฌ๐š๐ ๐จ๐จ๐ง ๐จ๐จ๐ก๐ข๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ข๐ง, ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฌ๐ข๐ง๐š ๐ฅ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง... ๐จ๐จ๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐š๐š๐› ๐ฅ๐ž๐ก ""ูˆูŽู…ูŽู†ู’ ุฃูŽุญู’ูŠูŽุงู‡ูŽุง ููŽูƒูŽุฃูŽู†ูŽู‘ู…ูŽุง ุฃูŽุญู’ูŠูŽุง ุงู„ู†ูŽู‘ุงุณูŽ ุฌูŽู…ููŠุนู‹ุง"๐Ÿ’œ ๐๐จ๐Ÿ๐ค๐ข๐ข ๐ง๐š๐Ÿ ๐›๐š๐๐›๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š, ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐ฎ๐ฎ ๐›๐š๐๐›๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐š๐š๐๐š๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง"๐Ÿ’œ

30/10/2023

Address

30 Street Warta Nabadda
Mogadishu

Telephone

+252615144225

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Tagsade Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category