Naadiya Ultrasound Online Collage

Naadiya Ultrasound Online Collage Ku Soo Dhawaw Mudane/Marwo Fursad Aad Ku Baran Karto Computerka Uur Ku Jirta Mudo Kooban Si Heer Ca

23/11/2025

🔥 🔥Ogaysiis Ogaysiis 🔥🔥
Waxa La Ogaysiinaya Bahwadagta Caafimadka, Gaar Ahaan Iyo , Inay Ka Faaidaystan Fursad Aad Ku Baran Karto Qaab Online Ah, Adoo Jooga Gurigaga Ama Goobtada Shaqo Mudo Kooban.
Fadlan Ha Moogan Inaad Ka Faaiidaysato Fursadan. Mahadasanidiin.

Wixii Faahfaahina Nagala Soo Xidhiidh Whatsapp: https://wa.me/qr/MWLVDAYD4I7AK1

Ama Numberanta Kala Ah: 0618175520.

29/09/2025

🔥 Ogaysiis Ogaysiis Waxa La Ogaysiinaya Bahwadagta Caafimadka, Gaar Ahaan Iyo , Inay Ka Faaidaystan Fursad Aad Ku Baran Karto ULTRASOUND Qaab Online Ah, Adoo Jooga Gurigaga Ama Goobtada Shaqo Mudo Kooban. Fadlan Ha Moogan Inaad Ka Faaiidaysato Fursadan. Mahadasanidiin.Wixii Faahfaahina Nagala Soo Xidhiidh Whatsapp: https://wa.me/qr/MWLVDAYD4I7AK1 Ama Numberanta Kala Ah: 0618175520, 0614765286.

01/04/2024

PCOS

28/03/2024

Double collecting system. Mega ureter

04/08/2023

🔥 bowel ascariasis (bowel worms) case. 🔥

Online Classes Waa Fursad Cusub Oo Ay Soo Kordhisay Naadiya Ultrasound Collage, Adoo Gurigaaga Ama Goobtada Shaqo Jooga,...
26/08/2022

Online Classes Waa Fursad Cusub Oo Ay Soo Kordhisay Naadiya Ultrasound Collage, Adoo Gurigaaga Ama Goobtada Shaqo Jooga, Si Fudud Uga Xaadir Online Classes, Habka Google Meeting.
Hadaba Ha Moogan Oo La Xidhiidh: WhatsApp: https://wa.me/message/O5GRIN3UG3GGJ1

09/07/2022
BUROYINKA ILMO-GALENKA (UTRINE FIBROIDS):Waxay Ka Imadan Korin Qaybo Ka Mida Muruqa Minka, Ma Aha Cancer, Waxay KU Badan...
31/05/2022

BUROYINKA ILMO-GALENKA (UTRINE FIBROIDS):
Waxay Ka Imadan Korin Qaybo Ka Mida Muruqa Minka, Ma Aha Cancer, Waxay KU Badanyiihin :-
â—Ź Dumarka Miisanka Culus.
â—Ź Inu Xidhiidh La Leeyahay Familyga
â—Ź Caruur La,an.
â—Ź Dhiiga Caadada Oo Soo Dagdaga.

MUUQALKA ULTRASOUND SCAN:-
â—‹Muuqal Madaw Marka Loo Eego Minka Intiisa Kale.
â—‹Xaduudkiisa Oo Siman.
â—‹ Meelo Cadan Ah Mararka Qaar (Calcified).

DAAWAYNTA:-
♤In Xididka Dhiiga Siinaya La Xidho.
♤ In Shucaac Lagu Jaro (Radio-frequency Ablation).
♤In Qaliin Looga Soo Saaro Bukanka.

Fadlan Haday Qormadaan Ku Anfacday La Wadaag Saaxiibada SHARE, Kuna Soo Biir Pagekeena. MAHADSANID.

WIXII FAAHFAAHINA NAGALA SOO XIDHIIDH WHATSAPP https://wa.me/message/2M2FBGBS62LEJ1

BARARKA QANJIDHKA PROSTATE (BPH):-Waxa U Badanka La Xidhiidha Da,Ada Qofka Raga Oo Waynata, Ayado Lala Xidhiidhinayo Isb...
21/05/2022

BARARKA QANJIDHKA PROSTATE (BPH):-
Waxa U Badanka La Xidhiidha Da,Ada Qofka Raga Oo Waynata, Ayado Lala Xidhiidhinayo Isbadalka Ku Imada Dhacaanada Jidhka (Testestrone &Estrogen).

CALAMADAHA BUKANKA:-
•Xanuun Uu Dareemo Marka Uu Kadinayo (Dysuria).
• Kadida Soo Bixideeda Oo Yarata.
• Infection Ku Imada Marinka Kadida.

MUUQALKA ULTRASOUND:-
â—‹Si Isleeg Inuu Qanjidhku U Bararo.
â—‹ Calor (Midab) Madaw Xiga (Hypoechoic).
â—‹ Kadida Oo Dib Ugu Noqota Kalyaha Inuu Keeno (Hydronephrosis).

DAAWAYNTA:-
Dawaynta Waxay Ku Xidhantahay Xalada Bukanku Inta Ay Leegtahay iyo Dhibka.
â—ŹDawooyin(medications) Yareynaya Sizeka (Alpha blockers).
â—ŹDawadu Markay Ay Qaboojin Waydo Xalada Bukanka (Moderate to severe), In Qaliin Loo Sameeyo.

HADAY KU ANFACDAY QORMADAN KOOBAN LA WADAG ASXABTADA ADOO MAHADSAN MUDANE (SHARE).

WIXII FAAHFAAHINA NAGALA SOO XIDHIIDH
WhatsApp. https://wa.me/message/I5RNYXZ6YZ66H1

DhAGXANTA KALYAHA (RENAL STONES):-Waxa Badanka Ay La Xidhiidha Biyo La,aanta, Buurnida, Iyo Tariikh Xidhiidh Uu La Leeya...
15/05/2022

DhAGXANTA KALYAHA (RENAL STONES):-
Waxa Badanka Ay La Xidhiidha Biyo La,aanta, Buurnida, Iyo Tariikh Xidhiidh Uu La Leeyahay Qoyskada, Biyo Sokorta ama Milixdu Ku Badantahay, Jimcsi La,anta, Infection Ku Imada Kalyaha.

ASTAMAHA (CLININCAL FEATURES):
•Dhabar Xanuun.
• Kadida Oo Ku Gubta.
•Marmar In Lagu Arko Kadi Dhiig Leh.

MUUQALKA COMPUTERKA (ULTRASOUND):-
â—‹ Cadaan.
â—‹ Hoos Madow

DAAWAYNTA:-
▪︎Dawooyin In La Siyo (Zyloprim, Aloprim)
▪︎ In Qaliin Loo Sameeyo.
▪︎In Wire La Dhexgaliyo Camerleh (Uretroscopy).

N.B: Dhagaxanta Ka Yar 3mm Dhib Ma Keenan Badanka, Iskood Ayayna Usoo Baxan.

Fadlan Haday Ku Anfacday Maclumadan SHARE dheh.

WIXII FAAHFAAHINA NAGALA SOO XIDHIIDH https://wa.me/message/I5RNYXZ6YZ66H1

DHAGAXANTA XAMEETIDA (GALL-STONES):-Dhagaxantu Waxay Ka Imaada Isu Dheelitirnanta Kiimada Dareeraha Bile oo luma. Sida C...
14/05/2022

DHAGAXANTA XAMEETIDA (GALL-STONES):-
Dhagaxantu Waxay Ka Imaada Isu Dheelitirnanta Kiimada Dareeraha Bile oo luma. Sida Cholestrolta bile oo Saa,id Noqota.

DADKA U BADAN:-
1.Dadka Miisanka Culus.
2.Dumarka Caruur Badan Soo Dhalay.
3.Dadka 40 ama wixi ka wayn jira.

MUQALKA COMPUTERKA (ULTRASOUND):-
•Cadaan Uu Ka Hooseeyo Madaw.
•Dhaqaaq Ay Leeyhin Dhagaxantu (mobile).

DAAWAYNTA:-
â—‹Daawayntu Waxay Lagama Maarmaan Tahay, Markuu U Keeno Qof Xanuun Iyo Dhib, Sido Kale Cagaarshaw (Obesterective Jaundice).
â–  Badanka Waxa Lagu Xaliya In Qofka Laga Qalo Dhagaxa Ama Halkiisa Lagu Burburiyo.

Fadlan SHARE Hadii Maclumadani Ku Anfacday.

WIXII FAAHFAAHINA NAGALA SOO XIDHIIDH
WHATSAPP https://wa.me/message/I5RNYXZ6YZ66H1

Address

Ka Agdhaw Cisbitalka SOS, Laamiga Shaleemo Cabdi Waayel, Xaafada Hili-Waa
Mogadishu

Telephone

+252614765286

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiya Ultrasound Online Collage posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Naadiya Ultrasound Online Collage:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram