Rijaal Hospital

Rijaal Hospital Daaweynta cudurada ragga, dhalmo la’aanta iyo kuwa ku faafa galmada

Xarfaanti Arsenal aheyd xalaa loo helay Tageerayasha adinka niyada qayr u sheega daawadana ku ilaaliya kooxda inee waqti...
20/04/2026

Xarfaanti Arsenal aheyd xalaa loo helay Tageerayasha adinka niyada qayr u sheega daawadana ku ilaaliya kooxda inee waqtigeeda ku qaadato

​Ku mention-garee taagero oo Arsenal ah, una sheeg in xalkii ay koobka ku qaadi lahaayeen uu Rijaal u hayo!

Ma dareemaysaa welwel ku saabsan dhalmada? Ka gudub caqabadda 5-ta sano ama ka badan adiga soo booqanaya Rijaal Hospital...
18/04/2026

Ma dareemaysaa welwel ku saabsan dhalmada?

Ka gudub caqabadda 5-ta sano ama ka badan adiga soo booqanaya Rijaal Hospital. Waxaan kuugu adeegaynaa qalabka ugu casrisan iyo dhaqaatiir ku takhasustay Rajada Ragga.

جمعه مبارك
16/04/2026

جمعه مبارك

Wali ma iska baartay shahwada, ama ma la socotaa heerka caafimaad ee shahwadaada?Caafimaadka shahwadu waa tiirka kowaad ...
16/04/2026

Wali ma iska baartay shahwada, ama ma la socotaa heerka caafimaad ee shahwadaada?

Caafimaadka shahwadu waa tiirka kowaad ee dhismaha qoyska. waana muhiim in aad lasocdotid caafimaadka shahwadaada.

Isbitaalka Rijaal waxa uu bixiyaa adeeg baaritaanka shahwada, hadaba ka faa'iidayso oo imaw xarunteena .

Nala soo xiriir si aad u hesho talo iyo daawayn:
📞 Taleefanka: 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.
Rijaal Hospital: Rajada Ragga.

Ha Qarsan Xanuunka Galaha (Varicocele)! Galaha  waa xanuun saameyn weyn ku yeelan kara noloshaada iyo dhalmadaada. Waxa ...
14/04/2026

Ha Qarsan Xanuunka Galaha (Varicocele)!

Galaha waa xanuun saameyn weyn ku yeelan kara noloshaada iyo dhalmadaada. Waxa uu ka mid yahay xanuunada ugu badan ee ku dhaca raga, dhallinyaro iyo da'aba.

Maadaama xanuunkani uu leeyahay heerar (levels) kala duwan, si aad u ogaato heerka uu xanuunkaaga marayo, waxaad u baahan tahay baaritaanno.

Xarunta Rijaal waxay kuu haysaa:
✅ Baaritaannada Galaha oo dhammaystiran.
✅ Daawaynta heer kasta (Dawo iyo Qallin).
✅ Latalin Caafimaad.
Ha qarsan xanuunkaaga, hana u oggolaan inuu sii kordho! Qabso ballan maanta oo imaw xarunteena Rijaal si aad u hesho daryeel caafimaa.

📞 Taleefanka: +252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan , Mogadishu.

Rijaal Hospital waa xarunta hormuudka u ah dalka ee ku takhasustay daryeelka iyo daawaynta ragga.Waxaan kuu haynaa khibr...
11/04/2026

Rijaal Hospital waa xarunta hormuudka u ah dalka ee ku takhasustay daryeelka iyo daawaynta ragga.

Waxaan kuu haynaa khibrad iyo qalab casri ah oo lagula tacaalo:
Cudurada Ragga: Dhammaan xanuunada gaarka u ah raga.
Dhalmo la'aanta: Xal u helista dhibaatooyinka raga ka hor istaaga dhalmada, annagoo adeegsanayna cilmi-baaristii ugu dambaysay.

Nala soo xiriir si aad u hesho talo iyo daawayn:
📞 Taleefanka: 252 61 2153175 / 252 61 2153175
📍 Goobta: Kasoo horjeedka Xarunta Degmada Hodan.

Rijaal Hospital: Rajada Ragga.

Maalinta jimacaha waa maalin barakaysan, waa maalin cibaado iyo xusidda Alle. Aan dhammaanteen ka wada faa’iidaysano fad...
10/04/2026

Maalinta jimacaha waa maalin barakaysan, waa maalin cibaado iyo xusidda Alle. Aan dhammaanteen ka wada faa’iidaysano fadliga iyo barakada ku jirta maalintan qaaliga ah. Jumca Mubaarak!

08/04/2026

15 Sano oo Xanuun ah iyo 40 Daqiiqo oo Xal loogu helay!

​muddo 15 sano ah ayuu la dhibannaa xanuunka galaha, una gooshay dalka dibaddiisa iyo gudahiisaba isagoo raadinaya caafimaad balse aan helin natiijo lagu qanco, ayaa ugu dambayn helay natiijadii uu mudada sugayay.
​Waxa ay qaadatay kaliya 40 daqiiqo in lagu sameeyo qalliin guulaystay gudaha Rijaal Hospital. Maanta waa uu caafimaad qabaa.

Rijaal Hospital  ayaa ku guuleystay abaalmarinta Isbitaalka ugu wanaagsan ee daaweeya cuduruda ku dhaca Ragga
07/04/2026

Rijaal Hospital ayaa ku guuleystay abaalmarinta Isbitaalka ugu wanaagsan ee daaweeya cuduruda ku dhaca Ragga

Rijaal Hospital sets the benchmark in specialized care — Best Andrology Center of the Year 2025

Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Adduunka (World Health Day) Caafimaadku waa hantida ugu qaalisan ee qof kasta leeya...
07/04/2026

Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Adduunka (World Health Day)

Caafimaadku waa hantida ugu qaalisan ee qof kasta leeyahay. Isbitaalka Rijaal, waxaan munaasabadda maalintan awgeed bulshada ku dhiirigelinaynaa inay mudnaanta siiyaan caafimaadka taranka iyo daaweynta xanuunada ku dhaca taranka ragga, si loo helo qoysas dhisan iyo nolol tayo leh.

Rijaal Hospital   ayaa ku guuleystay abaalmarinta “The Best Andrology Center of the Year.”Guushan waxay timid kadib dada...
06/04/2026

Rijaal Hospital ayaa ku guuleystay abaalmarinta “The Best Andrology Center of the Year.”

Guushan waxay timid kadib dadaal joogto ah oo lagu hirgeliyay isbeddel dhab ah oo la xiriira horumarinta caafimaadka ragga iyo daaweynta dhalmo la’aanta.

Rijaal Hospital waa isbitaal ku takhasusay daaweynta iyo qalliimada cudurrada ragga, isla markaana bixiya xalal wax ku ool ah oo ku saabsan dhalmo la’aanta.

Sidoo kale, waa isbitaalkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee laga hirgeliyo gayiga Soomaaliya.

Address

Taleh, Hodan
Mogadishu
SO

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rijaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share