SomDiet Solutions

SomDiet Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SomDiet Solutions, Nutritionist, Digfeer Area, Mogadishu.

Waa caawiyaha Hooyada nuujisa oo caanaheeda kufilneen ilmaha
02/04/2026

Waa caawiyaha Hooyada nuujisa oo caanaheeda kufilneen ilmaha

28/03/2026

waxaa naga helee nuucyada kala duwan ee creatineska

26/03/2026

Madareenta daal, tamar yari
mana ubaahan tahay pumpka murqaha
sidoo kale maka niyad jabtaa gymka

Shadow pre-workout waa saaxiibkada kaalay naga qaado

Waxaa xarunta dib ugu soolaabtay nafaqadii hooyada naaska nuujisa si caanaha naaska ugu bataan  dhalaankana uhelaan caan...
23/03/2026

Waxaa xarunta dib ugu soolaabtay nafaqadii hooyada naaska nuujisa si caanaha naaska ugu bataan dhalaankana uhelaan caano kufilan

Dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaliyeed meel kaste aad joogtaaan caafimaad ku ciida
19/03/2026

Dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada somaliyeed meel kaste aad joogtaaan caafimaad ku ciida

19/03/2026

Hada tahay qof aan jirkiisa ceshan karin biyaha waaa kaabahada sido kale murqaha ayee sookabasho utahay

16/03/2026

Hadaadan cuntada u qaadan sida daawada, daawada ayaa u qaadan doonta sida cuntada!

Waa fursad qaali ah yaalagaaga hormarin  ilaa maalmaha ciida ayee soconee
13/03/2026

Waa fursad qaali ah yaalagaaga hormarin ilaa maalmaha ciida ayee soconee

10/03/2026

Caato badanoow iscayili oo yeelo miisaan caafimaad leh yaase laguugu qaldin caruur adoo qof wayn ah😂😂

Qaado taladaan oo iskuday inaa sameeso

Waxaa nii haynaa cuntooyin siqaasa loohabeeyay oo loogu tala galay dadka qaba xanuunka macaanka iyo dadka miisaankooda l...
06/03/2026

Waxaa nii haynaa cuntooyin siqaasa loohabeeyay oo loogu tala galay dadka qaba xanuunka macaanka iyo dadka miisaankooda liito oo nafaqo darada heeso

SomDiet Solutions marwaliba wexee utaagan tahay inee kahor tagto nafaqo darada kugu imaan karto

02/03/2026

Marwaliba waxaa utaaganahay bukaanada qaba xanuunada daba dheeraada sida xanuunka macaanka inee helaan nafaqo kufilan kana waxaa ukeenay bukaanada qabaan xanuunka macaanka

28/02/2026

Address

Digfeer Area
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomDiet Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category