ZAHRA

ZAHRA CAAFIMAADKU WAA SHEY QAALIYA

01/02/2026

Hadi ad daneyneyso ila so xiirir0614146677

Waa shahi dawada aha qashin saar dabiici ah uqado cafiimad iyo firifiirconi  cafiimad
25/01/2026

Waa shahi dawada aha qashin saar dabiici ah uqado cafiimad iyo firifiirconi cafiimad

25/01/2026
Cafimadka waa furaha noloshada talo qaado intan lagu taliin
24/01/2026

Cafimadka waa furaha noloshada talo qaado intan lagu taliin

Kusodhawow dawo Tayo lehe kaga cafiimad sonkorta kiliyo xanuunka dhagaxa kaliiyaha dhagaxa gaalo dhaman qaalin laa an
23/01/2026

Kusodhawow dawo Tayo lehe kaga cafiimad sonkorta kiliyo xanuunka dhagaxa kaliiyaha dhagaxa gaalo dhaman qaalin laa an

22/01/2026

Iska daweeye qaliin laa an dhagaxa kaliiyaha kaala

21/01/2026

Hadi ad ubahan tahay dawo Tayo sare lehe ilaa soxiirir

24/12/2025
Iska dawe kiiliya xanuunka iyo dhagaxa kiiliyaha kusameysama qaliin la an insha alah
24/12/2025

Iska dawe kiiliya xanuunka iyo dhagaxa kiiliyaha kusameysama qaliin la an insha alah

26/08/2025

Dhagax_kelyuhu waa shay adag oo ka samaysan kiimikooyin kaadida ku jira ama ka yimaada jirka intiisa kale waana shay ururay ahan wasaq

Sannad kasta, in ka badan nus milyan qof ayaa u taga qolalka degdegga(Emergency)ah dhibaatooyinka dhagxaanta kelyaha. Waxaa lagu qiyaasaa in tobankii qofba mid ka mid ah uu yeelan doono dhagxaan kellida ah mar uun noloshooda. Baaxadda dhagxaanta kelyaha ee dalka Mareykanka ayaa kor u kacday 3.8% dabayaaqadii 1970-meeyadii ilaa 8.8% dabayaaqadii 2000-meeyadii. Baaxadda dhagxaan kelyaha waxay ahayd 10% intii lagu jiray 2013-2014. Khatarta dhagxaan kelyaha waa qiyaastii 11% ragga iyo 9% dumarka. Cudurada kale sida dhiig karka, sonkorowga, iyo cayilka ayaa kordhin kara halista dhagxaan kelyaha.

xanuun daran oo ka jira labada dhinac ee dhabarkaaga hoose
xanuun aan caddayn ama calool xanuun
dhiigga kaadida ama qandho.

Haddaba haddii aad ka cabanayso amaba aad garaynayso qof saxiibkaa ah oo la dhiban waxaa u diyaara daawooyin dabiiciya oo mudo kooban kaaga ciribtiri doona inshaa allah.

Nagala soo xiriir whatspp Number,

Wa.me/+252615878185

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ZAHRA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram