Bullaale Dental Clinic

Bullaale Dental Clinic Bulaale Dental Clinic waxa uu kuula diyaaryahay adega dawynta & daryelka cafimadka afka & ilkaha isago kuu diyariyey qalab casri ah iyo goob kuhabon adeega

12/12/2020

An interview with Dr. Saleem on two TV channels.

Dr: saleem With one of the imams of Al Masjid Al nabawy, Sheikh Muhammad Muhammad Al-Shanqeeti ,Under the supervision of...
22/11/2020

Dr: saleem With one of the imams of Al Masjid Al nabawy, Sheikh Muhammad Muhammad Al-Shanqeeti ,Under the supervision of Professor Pro: abdulmajid alyahari...

JOIN NEW YEMENI DENTIST...
19/11/2020

JOIN NEW YEMENI DENTIST...

Adeegyada uu bulshada uqabto Bullaale Dental Clinic
28/08/2019

Adeegyada uu bulshada uqabto Bullaale Dental Clinic

farxad kwayni majirto markii aad adeeg hufan aad uqabato bukaankaga adigoo ugu shaqeeyey si ka fiican sidu filayey. .
30/06/2019

farxad kwayni majirto markii aad adeeg hufan aad uqabato bukaankaga adigoo ugu shaqeeyey si ka fiican sidu filayey.

.

01/08/2018

best patient, hypermobile tongue

14/07/2018
soo Celinta qosol qurxoon waa shaqadeena, is ku day inaad dhibatada ilkahaaga aad ku aragto horey ugaarto adigoo kaashan...
11/07/2018

soo Celinta qosol qurxoon waa shaqadeena, is ku day inaad dhibatada ilkahaaga aad ku aragto horey ugaarto adigoo kaashanaya Dhakhtarkaaga Ilkaha si rajada dawayntoodu u sareyso.
Laxiriir dhakhtarkaaga ilko 6biloodba hal mar ogsoonowna markasta in ka hortagu daawaynta ka fiican tahay.

hadii aad suus la ildarantahay quruxdii iyo caafimadkii iligaagaba waxyeeley horey ugaar Bullaale Dental Clinic, waxaa k...
24/06/2018

hadii aad suus la ildarantahay quruxdii iyo caafimadkii iligaagaba waxyeeley horey ugaar Bullaale Dental Clinic, waxaa kuugu diyaar Dhakhaatiir khibrad dheer u leh dawaynta iyo kahortaga xanunka suuska. latalin fiicana kasiin doona insha Allah.

sida kamuuqata sawirka waa ka hor intaan ladawyn iyo kadib, wixii faahfaahina wac

☎️0612678279 ama ☎️0619877208

23/06/2018

Bullaale Dental Clinic waxa uu idiinla diyaaryahay adegyada caafimad ee video ga kamuuqda iyada oo si casri ah laydinku qabanayo. ugu soo hagaag ciwaanaka ah.
➡️Mugadisho Degmada hodan taleex area kasoo horjeedka makhaayada fatxi. ama

☎️ 856351 ☎️0619877208

Daryeelka afkaaga iyo ilkahaagu waa fayo dhawrka caafimaad ee jidhkaaga ku dadaal in aad ilaaliso adigoo raacaya talooyi...
26/02/2018

Daryeelka afkaaga iyo ilkahaagu waa fayo dhawrka caafimaad ee jidhkaaga ku dadaal in aad ilaaliso adigoo raacaya talooyinka dhakhtarkaga ilko, dawee oo dhakhtar laxidhiidh markii aad wax dhiba ku aragto inta aanu siwaynaan, hana sugin inta uu gadhayo xilidanbe oon waxlaga qaban Karin ama uu xanuun aad la ildarnato ood hurdo kaladi waydo kugu keeni Lahaa.

Sawirkani waa midkamida dadka aanu dawayney una soo celinay quruxdi iyo shaqadi iliga. Ka hor iyo kadib.

Address

Hadan District, Taleex Road
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

619877208

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bullaale Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bullaale Dental Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category