Al - Qamar Eye & Optical Center

Al - Qamar Eye & Optical Center Daryeel Buuxa oo Indhaha ah

15/04/2026
10/04/2026

Jumca kreem dhaman umada somaliyed mel walbad jogtaan Xarunta Al Qamar eyes&optical center waxa wali kasocda u adegida shacabka somaliyed dawaynta qatarada ku yimada indhaha
Kala xariir 0618666920
Mahadsanidiin

06/04/2026

So dhawada dhaman macamisha Al. Qamar eye&optical center
Waxa imaday dalabka sugayseen Frame ki Gucci nooc walba wayn iyo yariisba
Tell. 0618666920
Mahadsanidiin

05/04/2026

Wan idin salamay dhaman Dad waynaha ku nol Mogdishu iyo nawaxigeda
Laga yabe inad kaftan u aragtan hadan ku dhaho
Baritanada ay qabanayso Al Qamr eye&optical center wa free Balse ino kalay macamil oo indhahaga haku qanciyan
Kala so xariir
+252618666920
Mahadsanidiin

So dhawada dhaman Dad waynaha ku nol mogdishu iyo nawaxigeda Waxay xaruntu  Al Qamar eyes&optical center idin kula  tali...
04/04/2026

So dhawada dhaman Dad waynaha ku nol mogdishu iyo nawaxigeda
Waxay xaruntu
Al Qamar eyes&optical center idin kula talinaysa inad iska Hubisan cafimad qabka indhaha
Waxa nikugu diyara dhaqtar qibrad uleh dhibatoyinka kuyimada indhaha
Waxay ku tala Bakaraha masjidka aba hurera
Kala xarir 0618666920
Mahadsanidiin

Xarunta Al qamar eye&optical center waxay  Nika  dawaynaysa Dhibatoyinka iyo dhawacyada u leyhy Cabuqa CLAUCOMAXaruntu w...
02/04/2026

Xarunta Al qamar eye&optical center
waxay Nika dawaynaysa Dhibatoyinka iyo dhawacyada u leyhy Cabuqa CLAUCOMA
Xaruntu waxay ku tala Bakara masjidka aba hurera
Waxad ugu hagagi karta
+252618666920

01/04/2026

Ku so dhawada macamish. Xarunta waxa ka socda baritanadi cabirada indhaha sida
1:Saxida araga fog iyo kan dhaw
2:Cabirka biyaha indhaha
3:Baritanka xasasiyada
4:Fiqida indhaha
5:Cad kaqadida indhaha
Sido kle Dawoyinka indhaha wa idinkugu diyar xarunta
Waxay ku tala bakaraha masjidka aba hurera
Kala xarir 0618666920
Mahadsanidiin

27/03/2026

Jumca Mubarak Dhaman umada somaliyed
Dunida iyo dafaheda meshad ka jogtan

Dhaman umada somaliyed o ku nol mogdishu iyo nawaxigeda  waxa logu bisharay naya in xarunta Al Qamar eyes&optical center...
25/03/2026

Dhaman umada somaliyed o ku nol mogdishu iyo nawaxigeda waxa logu bisharay naya in xarunta
Al Qamar eyes&optical center ay ni qabanayso qalimo indhaha ah oo bilasha xaruntu waxa. Ka howl gala
Dr idiris ahmad. Oo ku taqasusay cudurada iyo qalimada indha
Xaruntu waxay ku tala Bakaraha kaso hor jedka masjidka aba hurera
Ama kala xariir
0618666920

Welcome Al Qamar eyes&optical center Waxa kenay polarized frame  Bakara masjirka aba hurera Kala xariirTell 0618666920
24/03/2026

Welcome Al Qamar eyes&optical center
Waxa kenay polarized frame
Bakara masjirka aba hurera
Kala xariir
Tell 0618666920

20/03/2026

Eid Mubarak dhamann umada musliminta
Wa malin farxadeed Waxan diyar unahy inan nila qaybsano
Ango ah bahda Al Qamar eyes&optical center

Address

Bakaro
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al - Qamar Eye & Optical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share