Dr.Ali Osman

Dr.Ali Osman Dhakhtarka Cudurada Haweenka & Qaliimadooda kuwa leysarka eh

11/04/2026

Hadii aad isku aragto buro biyood ha iska indho tirin baaritaan h**e waa badbaado, la kulan dhaqtarka haweenka & qaliimadooda.

Calaamadaha lagu garto buro biyoodka, ha iska indho tirin baaritaan h**e waa badbaado, la kulan dhaqtarka haweenka & qal...
08/04/2026

Calaamadaha lagu garto buro biyoodka, ha iska indho tirin baaritaan h**e waa badbaado, la kulan dhaqtarka haweenka & qaliimadooda.

Hooyo Uurka leh ka hor samee baaritaan, si loo hubiyo caafimaadkeeda iyo kan ilmaha, Baaritaanku waa tallaabo muhiim ah ...
06/04/2026

Hooyo Uurka leh ka hor samee baaritaan, si loo hubiyo caafimaadkeeda iyo kan ilmaha, Baaritaanku waa tallaabo muhiim ah oo ka hortagta dhibaatooyinka caafimaadka.

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
02/04/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

Ogaanshaha h**e waa furaha badbaadada mustaqbalka, oo ka hortagaysa dhibaatooyinka caafimaad ee dambe, Talooyinka caafim...
30/03/2026

Ogaanshaha h**e waa furaha badbaadada mustaqbalka, oo ka hortagaysa dhibaatooyinka caafimaad ee dambe, Talooyinka caafimaad ee saxda ah iyo daryeelka joogtada ah ayaa horseeda nolol caafimaad leh iyo farxad waarta.

29/03/2026

Dumarka gaaray 50 sano ama ka weyn, oo caadada ka istaagtay muddo ka badan hal sano, haddii ay dib u arkaan dhiig, waa xaalad noqon karta halis.

Hadii aad la dhiban tahay caado wareer iyo infection, la kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliimadooda.
28/03/2026

Hadii aad la dhiban tahay caado wareer iyo infection, la kulan dhaqtarka haweenka iyo qaliimadooda.

19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
Dhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leeyahay farxad ku ciida.
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„. ๐Ÿค


๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐Dhaman umada musliminta ah Waxaan Idin leeyahay Farxad Ku Ciida.
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐
Dhaman umada musliminta ah Waxaan Idin leeyahay Farxad Ku Ciida.

La tasho dhaqtarka daweynta haweenka iyo qaliimadooda. si aad u hesho adeegyo caafimaad iyo talooyin kugu habbon.
16/03/2026

La tasho dhaqtarka daweynta haweenka iyo qaliimadooda. si aad u hesho adeegyo caafimaad iyo talooyin kugu habbon.

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐
12/03/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐

12/03/2026

Hooyada qabta sokorta ku dhacda xilliga uurka ee loo yaqaano GDM, waxaa aad muhiim u ah in ay si joogto ah ula xiriirto dhakhtarka cudurrada haweenka si loo ilaaliyo caafimaadka hooyada iyo kan ilmaha.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Ali Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category