Dr. Mulki Dahir Olow

Dr. Mulki Dahir Olow Dhaqtarada Haweenka & Qaliimadooda
MBBS , MD , OBGYN

19/04/2026

Burooyinka ilma galeenka kaso baxo ( fibroid ) ma ahan kanasar lakiin waxa ay saameyn karaan caafimadka haweenka .

14/04/2026

Bukaan walbo waxa uu leeyahy sheeko gaar . Dhageysiga wanagsan waxa uu horseedaa oganshaha cudurka xili h**e .

‘’Doctors don’t guess….. we listen first 👩‍⚕️’’

caafimaad mulki dahir olow Androcare Hospital

09/04/2026

Ma ogtahy caalamadaha khatarta ah uurka ⚠️🤰?

Hooyooyin badan waxay iska indho tiraan calaamado muhiim ah ilaa ay ka noqdaan xaalad halis ah.
📌 Baro calaamadahan si aad naftaada iyo ilmahaaga u badbaadiso.
📌 Waqtiga saxda ah ee aad dhakhtar u tagto wuxuu badbaadin karaa nolol.
mulki dahir olow Androcare Hospital

07/04/2026

Ma tahay hooyo sameeysa kormuurka uurrka ?

Antenatal care awareness ANC


Androcare Hospital
Dr. Mulki Dahir Olow

28/03/2026

Maxaa sababo dhiciska so laalaabta ?

Miscarriages awareness 🤰🤍 part 1

awareness

Mulki Dahir Olow
Androcare Hospital

20/03/2026

Eid Mubarak to all muslims in the world
mubarak

# Dr mulki dahir olow

“Uurku waa nimco, balse wuxuu u baahan yahay kormeer joogto ah.” 🩺Baaritaan h**e = Hooyo iyo Ilmo badbaado leh.   health...
22/02/2026

“Uurku waa nimco, balse wuxuu u baahan yahay kormeer joogto ah.” 🩺

Baaritaan h**e = Hooyo iyo Ilmo badbaado leh.


health awareness
# dr Dr. Mulki Dahir Olow

Daryeelka Dhalmada Kadib, Hooyada waxaan siinnaa daryeel dhameystiran oo ay ku jirto la-talin naas-nuujin iyo la socodka caafimaadka hooyada, nagu soo booqo Androcare Hospital waxaa hegan kugu ah dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

17/02/2026

Wargelin Ramadan,

Isbitaalka Androcare Hospital Mogadishu wuxuu ogeysiinayaa bulshada ku xiran inaan biloownay la kulanka dhaqtarka habeen-kii, bacdal Afur.

Androcare Hospital, u taagan adeeg caafimad oo tayo sare leh.

Ramadan Mubarak.

“Your trusted partner in women’s health 🤍”   health awareness  # dr mulki dahir olow # caafimaadka haweenka
11/02/2026

“Your trusted partner in women’s health 🤍”


health awareness
# dr mulki dahir olow
# caafimaadka haweenka

Qeybteena daweynta & qaliimada haweenka waxaa heegan kugu ah dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda, oo kuu qaban doonto dhamaan adeegyadan oo dhamaystiran.

08/02/2026

New chapter begins - serving with purpose

Hadafkeen wa daryeel cafimad oo lagu kalsonaan karo 🤍.
Androcare Hospital


heatlth awareness

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Mulki Dahir Olow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share