Mogadishu General Hospital

Mogadishu General Hospital Isbitaalka waxa uu dhanka waqooyi uga dhagan yahay masaajid ka Nasru-Diin-Baarubax
Tell: 0616100900

Suโ€™aalaha Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Su,aasha Maanta: Sheeg nabiga (scw) ugu badan ee magiciisa qur,aanka lugu sheegay...
27/02/2026

Suโ€™aalaha Bisha Barakeysan Ee Ramadaan
Su,aasha Maanta: Sheeg nabiga (scw) ugu badan ee magiciisa qur,aanka lugu sheegay iyo tirada ?

๐Ÿ“Œ SHURUUDAHA:
โœ”๏ธ Follow inuu ku yahay page-ka isbitaalka
โœ”๏ธ Inaad Share gareyso suโ€™aasha
โœ”๏ธ Mention ku dheh 3 qof
โœ”๏ธ Ka jawaab suโ€™aasha .
Guleystaha waxa uu ku guleysan doona Lacag ๐Ÿญ๐Ÿฌ$
NASIIB WACAN

24/02/2026

maamadan waxay kusoo jabtay magaalada kismaayo
waxaana La keenay qeybta daweynta iyo qaliimada lafaha ee isbitaalka Mogadishu General Hospital
Waxaa Qaliin usameeyey :
Dr. Cilmi Yusuf, Dhaqtarka Lafaha & Qaliimadoda ๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ๐Ÿฆด

Maanta, Alxamdulillaah ๐Ÿคฒ
Waxay dib ugu socotaa lugaheeda iyadoo caafimaad qabta.

22/02/2026

Hooyada uurka leh ma soomi kartaa ?๐Ÿคฐ
Dr Fahma Ahmed, Dhaqtarada Haweenka & Qalliimadoda, ayaa ka jawaabeysa suโ€™aashan muhiimka ah.

Hooyada uurka leh way soomi kartaa haddii aysan jirin wax dhibaato caafimaad ah, balse waa in ay la tashataa dhakhtarkeeda si loo hubiyo badbaadada iyada iyo ilmaheeda.

HAMBALYO โœ…GULEYSTAHA BARNAAMIJKA SU,AALAHA 1AAD EE BISHA BARAKEYSAN EE RANMADAAN ๐ŸŒ™Mogadishu General HospitalDARYEELKAAGU...
22/02/2026

HAMBALYO โœ…
GULEYSTAHA BARNAAMIJKA SU,AALAHA 1AAD EE BISHA BARAKEYSAN EE RANMADAAN ๐ŸŒ™

Mogadishu General Hospital
DARYEELKAAGU WA RABITAANKENNA.

21/02/2026

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™โœจ
Bisha barakeysan ee Ramadaan waa fursad lagu baro carruurta qiimaha cibaadada, sabirka iyo wanaagga.

Waa muhiim in si tartiib ah oo caafimaad leh loogu dhiirrigeliyo inay soomaan, iyadoo la eegayo daโ€™dooda iyo awooddooda jidheed.

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ ๐——๐—ฟ ๐—”๐—บ๐—ฎ๐—น ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ โ€“ Dhakhtarada Cudurrada Carruurta
Mogadishu General Hospital
RamadanMubarak

Suโ€™aalaha Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Su,aasha MaantaWaxa sheegtaa danbi alle qur,aankiisa ku reebay oo qof sameeyay us...
20/02/2026

Suโ€™aalaha Bisha Barakeysan Ee Ramadaan
Su,aasha Maanta
Waxa sheegtaa danbi alle qur,aankiisa ku reebay oo qof sameeyay usan jirin ?

๐Ÿ“Œ SHURUUDAHA:
โœ”๏ธ Follow inuu ku yahay page-ka isbitaalka
โœ”๏ธ Inaad Share gareyso suโ€™aasha
โœ”๏ธ Mention ku dheh 3 qof
โœ”๏ธ Ka jawaab suโ€™aasha .
Guleystaha waxa uu ku guleysan doona Lacag ๐Ÿญ๐Ÿฌ$
NASIIB WACAN
๐ŸŽ‰

Ramadan Mubarak๐ŸŒ™๐ŸคฒKu Bilow Afurkaaga  Timir & Biyo Cad
19/02/2026

Ramadan Mubarak๐ŸŒ™๐Ÿคฒ
Ku Bilow Afurkaaga Timir & Biyo Cad

19/02/2026

Abdikadir Nuur waxa uu kusoo jabay shil mooto ,Waxaana La Keenay Isbitaalka Mogadishu General Hospital Qeybtiisa Lafaha .

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr Cilmi Yusuf โ€“ Dhaqtarka Lafaha & Qalliimadooda
ayaa qaliin usameeyey , maanta Abdikadir lugihiisa ayuu ku socdaa, isagoo farxad iyo caafimaad ku soo kabanaya. ๐Ÿ’ชโœจ

AFUR WANAAGSAN ๐ŸŒ™
18/02/2026

AFUR WANAAGSAN ๐ŸŒ™

Hambalyo Ramadaan Mubaarak ๐ŸŒ™๐ŸคฒAnigoo ku hadlaya magaca dhammaan bahda caafimaadka ee Mogadishu General Hospital waxaan ha...
17/02/2026

Hambalyo Ramadaan Mubaarak ๐ŸŒ™๐Ÿคฒ
Anigoo ku hadlaya magaca dhammaan bahda caafimaadka ee Mogadishu General Hospital waxaan hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaa halwadeennada, shaqaalaha, qaraabada iyo bukaannada ku xeeran isbitaalka.

waxaan Sidoo kale hambalyo iyo duco qalbi furan u dirayaa ummadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba, meel kasta oo ay joogaan. Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, salaadda, sadaqada iyo dhammaan camalka suuban, hana inoo ka yeelo bishan barakaysan mid barako, nabad, caafimaad iyo midnimo leh.

Halyeeyada caafimaadka ee maalin iyo habeen u taagan u adeegidda bulshada โ€“ gaar ahaan inta lagu jiro bisha Ramadaan โ€“ dadaalkiinnu waa mid qiimo weyn leh, mudan qadarin iyo bogaadin joogto ah. Waxaad tihiin tiirarka naxariista, rajada iyo daryeelka bulshada.
Ramadaan Kariim ๐ŸŒ™โœจ
Ilaahay ha inoo wada barakeeyo bishan khayrka badan, hana ka yeelo mid aan ku gaarno cafis, khayr iyo horumar.

๐——๐—ฅ .๐—˜๐—Ÿ๐— ๐—œ ๐—ฌ๐—ฆ๐—จ๐—™
Ceo Mogadishu General Hospital

17/02/2026

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™โœจ
Dhamaan Ummada Muslimiinta Gaar Ahaan Umadda Somaaliyed

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุงู„ู…ู‚ุจูˆู„ูŠู† ููŠ ู‡ุฐุง ุงู„ุดู‡ุฑ ุงู„ูƒุฑูŠ

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™โœจ Allaah inaga Aqbalo soonka, cibaadada, iyo Sadaqada bisha barakeysan ee Ramadan. ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุงู„ู…ู‚...
17/02/2026

Ramadan Mubarak ๐ŸŒ™โœจ
Allaah inaga Aqbalo soonka, cibaadada, iyo Sadaqada bisha barakeysan ee Ramadan.

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู† ุงู„ู…ู‚ุจูˆู„ูŠู† ููŠ ู‡ุฐุง ุงู„ุดู‡ุฑ ุงู„ูƒุฑูŠู…

Address

Nasrudiin Baar Ubax Street Holwadaag District Banadir Somali
Mogadishu
321

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu General Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category