Somali Sudanese Hospital - Laba Dhagax

Somali Sudanese Hospital -  Laba Dhagax The Somali Sudanese Specialist Hospital is a Somali-owned hospital registered by the Ministry of Health

War Farxad Leh! ๐ŸŽ‰Waxaan si farxad leh u soo dhaweyneynaa Dr. Liibaan Axmed, oo ku takhasusay cudurada uurkujirta iyo qan...
11/02/2026

War Farxad Leh! ๐ŸŽ‰
Waxaan si farxad leh u soo dhaweyneynaa Dr. Liibaan Axmed, oo ku takhasusay cudurada uurkujirta iyo qanjiradda, kana howl bilaabay Isbitaalka Somali Sudanese, Xarunta Laba Dhagax.






11/02/2026

War Farxad Leh! ๐ŸŽ‰

Somali Sudanese Specialized Hospital
Qeybtiisa Laba Dhagax

Waxay si sharaf leh u soo dhaweynaysaa
Dr. Liibaan Axmed

Dr. Liibaan waa Dhakhtar ku takhasusay Cudurrada Uur-ku-jirta iyo Qanjirrada (Internal Medicine & Endocrinology ).

Ku soo dhowaada adeeg hufan, daryeel naxariis leh, iyo khibrad caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.







Shaacinta Guuleystaha! โœจ๐ŸŒŸ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š ๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข ๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š waa ๐Ÿ‘‰ Saabir Abdukadirr ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ ๐Ÿ’ฏ Waxa uu buuxiyay dhammaan shuruud...
03/02/2026

Shaacinta Guuleystaha! โœจ๐ŸŒŸ
๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š ๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข ๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š waa ๐Ÿ‘‰ Saabir Abdukadirr ๐ŸŽ‰๐ŸŽŠ
๐Ÿ’ฏ Waxa uu buuxiyay dhammaan shuruudihii la rabay:
โœ… Like saar Page-ka
โœ… Share dheh Post-ka
โœ… Tag ku dheh 3 saaxiib
โœ… Jawaab ku bixi Comment-ka
โœ… Cinwaan sax ah
โœ… Share garee 5-tii post ee ugu dambaysay
๐Ÿ”ข Number-kii nasiibka ahaa: 34๐ŸŽ



๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข N๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š Kuna Guuleyso $๐Ÿ๐ŸŽKa Qabso Hal Number Inta Udhaxeesa 001----- 399๐Ÿ- ๐‹๐ข๐ค๐ž ๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐๐š๐ ๐ž-๐ค๐š .๐Ÿ- ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐๐ก๐ž๐ก ...
29/01/2026

๐“๐ข๐ฃ๐š๐š๐›๐ข N๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š Kuna Guuleyso $๐Ÿ๐ŸŽ
Ka Qabso Hal Number Inta Udhaxeesa 001----- 399
๐Ÿ- ๐‹๐ข๐ค๐ž ๐ฌ๐š๐š๐ซ ๐๐š๐ ๐ž-๐ค๐š .
๐Ÿ- ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐๐ก๐ž๐ก ๐๐จ๐ฌ๐ญ ๐ ๐š .
๐Ÿ‘- ๐“๐š๐  ๐Š๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ก ๐Ÿ‘ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐›๐š๐๐๐š๐š
๐Ÿ’- ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฃ๐š๐ฐ๐š๐š๐› ๐ฌ๐ฎ'๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐š๐ก๐š๐š๐ง.
๐Ÿ“-๐’๐ก๐š๐ซ๐ž ๐†๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ 5 dii Post U dambeysay Page-ka
๐Ÿ”-๐…๐จ๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ ๐†๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐๐ฅ๐š๐ญ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐ฌ-๐ค๐š ๐’๐’๐’๐‡
๐…๐ˆ๐ˆ๐‘๐Ž ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡ ๐Ÿ‘‡
https://www.tiktok.com/
https://www.instagram.com/somalisudanese/
๐…๐ˆ๐ˆ๐‘๐Ž ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡
JAWAAB BIXINTA WAXAY SOCONAYSAA ILAA MAALINKA JIMCAHA 9:00 AM SUBAXNIMO

29/01/2026

๐ŸŽ‰ War Farxad Leh! ๐ŸŽ‰
Isbitaalka Somali Sudanese โ€“ Qaybta Laba Dhagax
Waxay idiin soo bandhigayaan fursad dahabi ah oo aan weligeed h**e loo arag โœจ
๐Ÿ‘‰ Numberka dhakhtarka waa FREE maalmaha Sabti, Isniin & Khamiis
๐Ÿ‘‰ Qiimo-dhimis gaaraysa 50% dhammaan adeegyada uu bixiyo Qaybta laba dhagax

29/01/2026

Lugaha oo u qalloocda carruurta (Bow Leg) mararka qaar waa caadi marka ay yaryihiin, balse haddii ay sii socoto waxay noqon kartaa Rickets oo ka dhasha fitamiin D, kalsiyam ama qorrax-yari. Ogaanshaha h**e iyo daryeelka saxda ah waa furaha caafimaadka ilmaha.










๐ŸŽ‰ War Farxad Leh! ๐ŸŽ‰Isbitaalka Somali Sudanese โ€“ Qaybta Laba Dhagax Waxay idiin soo bandhigayaan fursad dahabi ah oo aan ...
29/01/2026

๐ŸŽ‰ War Farxad Leh! ๐ŸŽ‰
Isbitaalka Somali Sudanese โ€“ Qaybta Laba Dhagax
Waxay idiin soo bandhigayaan fursad dahabi ah oo aan weligeed h**e loo arag โœจ
๐Ÿ‘‰ Numberka dhakhtarka waa FREE maalmaha Sabti, Isniin & Khamiis
๐Ÿ‘‰ Qiimo-dhimis gaaraysa 50% dhammaan adeegyada la xusay.

27/01/2026

Jadeecadu waa cudur faafa oo ku dhici kara carruur iyo dad waaweynba.
Ka hortaggiisu waa tallaal, waana difaaca ugu fiican ee bulshada.

26/01/2026

Isbitaalka Somali Sudanese โ€“ Qaybta Laba Dhagax
Waxaan bixinnaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, oo ay fuliyaan dhakhaatiir khibrad leh, si aad u hesho daryeel degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.
Booqo Qaybta Laba Dhagax maanta!
๐Ÿ“ Laba Dhagax
๐Ÿ’™ Daryeel lagu kalsoonaan karo




Address

Laba Dhagax
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sudanese Hospital - Laba Dhagax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share