Al-Nuur Hospital Qardho

Al-Nuur Hospital Qardho Al-Nuur Hospital Qardho

06/02/2026

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed meelay joogaanba, gaar ahaan reer qardhood.

06/02/2026
07/01/2026

Qaybta labaad al-Nuur hospital qardho waxaa yimid frames cusub waxayna kutaala kasoo hojeedka hotel allaamin qardho sidoo kale waxaad ka helaysa cabirka ukiyaalayaasha araga fog iyo midka dhaw iyo daaweynta xanuunada ku dhaca indhaha sidoo kale waxaa ka helaysa machinka lagu cabiro biyaha indhaha araga kadila.
Fiira gaarah kaarka dhakhtarku waa bilaash asbuuco dhan.

29/12/2025

Wacyigelin ku saabsan Cudurada ku dhaca Ilkaha gaar ahaan Suuska Ilkaha, waxyaalaha keenaya iyo sida looga hortago.
Waxaana soo jeedinaya Dhakhtarka ilkaha Dr Maxamud Bahiir.

๐ŸŒ:๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐„๐ฆ๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐๐š๐ซ๐๐ก๐จ.
๐Ÿ“ฑ:๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ— | ๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘3๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–

 Glaucoma Tuugga Araga XaddaWaa mid kamid ah cudurada ugu halista badan ee aragga dilaFadlan hubi in aad ka bad qabto cu...
23/12/2025

Glaucoma Tuugga Araga Xadda
Waa mid kamid ah cudurada ugu halista badan ee aragga dila
Fadlan hubi in aad ka bad qabto cudurkaan oo kaalay halagaa cabbiro biyaha indhaha dila.

๐ŸŒ:๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐„๐ฆ๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐๐š๐ซ๐๐ก๐จ.
๐Ÿ“ฑ:๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ— | ๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–

14/12/2025

Wacyi galin ku saabsan xanuunka Dhiig karka, waxaana soo jeedinaya Dr Axmed Nidar oo ku takhasusay daaweynta Cudurada guud iyo Neerfayaasha.

๐ŸŒ:๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐„๐ฆ๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐๐š๐ซ๐๐ก๐จ.

๐Ÿ“ฑ:๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ— | ๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–

02/12/2025

Ku soo dhowoow Al-nuur Hospital Qardho oo uu diyaar kuugu yahay Dr Axmed Nidar oo ku takhasusay daaweynta Cudurada guud iyo Neerfayaasha.

Adeegyada aan bixino:
โ€ข Madax xanuun (migraine, stress headache)
โ€ข qalalka/suuxdinta
โ€ข Maskaxda &dhibaatooyinka xasuusta)
โ€ข Daal joogto ah iyo hurdo laโ€™aan
โ€ข dhaman xanunada ku dhaca dhimirka

๐ŸŒ:๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐„๐ฆ๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐๐š๐ซ๐๐ก๐จ.
๐Ÿ“ฑ:๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ— | ๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–

18/11/2025

Wacyigelin xumada Dengue Fever ๐ŸฆŸ

Waxaa dib u soo noqday xanuunka xumadda ah ( Dengue fever ) ay gudbiso kaneecadu. Guud ahaan gobolka karkaar Qardho waxaa jira bukaano badan oo xumaddu haleeshay guri kasta waxaa jiifa laba ama sadex qof oo xumadaasi ku dhacday.

hadaba muuqaalkaan kaga bogo wacyigelin iyo talooyin ku saabsan qandhada Denue

๐ŸŒ:๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐„๐ฆ๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐๐š๐ซ๐๐ก๐จ.
๐Ÿ“ฑ:๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ— | ๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–

Alnuur hospital Qardho qaybta indhaha waxaa yimid frame-yo cusub fadlan haddaa u baahantahay gaar qaybaha xarunta oo ka ...
13/11/2025

Alnuur hospital Qardho qaybta indhaha waxaa yimid frame-yo cusub fadlan haddaa u baahantahay gaar qaybaha xarunta oo ka soo kala jeeda Embeeye Hotel iyo Alla aamin Hotel

๐ŸŒ: ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐„๐ฆ๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐๐š๐ซ๐๐ก๐จ.
๐Ÿ“ฑ: ๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ— | ๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘38๐Ÿ‘๐Ÿ–

13/11/2025

Drs fadumo dayib oo ah dhakhtaradda haweenka lehna khibrad kabadan 20 sano ayaa ka hawlgelaysa Al-nuur Hospital Qardho.

๐ŸŒ:๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐„๐ฆ๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐๐š๐ซ๐๐ก๐จ.
๐Ÿ“ฑ:๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ— | ๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–

05/11/2025

%
Waxaan qiima dhimis idinkugu samaynay dhammaan qaybaha kala duwan ee Adeegyada Ilkaha.

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐ฅ๐š ๐๐ข๐ข๐ฆ๐š ๐๐ก๐ข๐ฆ๐š๐ฒโฌ‡
โœ…1. Saarista ilkaha rajo gabey.
โœ…2. Dhiqista ama mayrista ilkaha.
โœ…3. Buuxinta ilkaha.
โœ…4. Gelinta ilkaha qeybaha kala duwan.
โœ…5. Xirista biraha ilkaha.
โœ…6. Xidid dilista ama daaweynta ilkaha.
โœ…7. Maareynta jugta ilkaha ku dhacda.
โœ…8. La talinta cafimaadka afka iyo ilkaha.
โœ…9. Cadeynta ilkaha weliba si casri ah.

๐ŸŒ:๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐„๐ฆ๐›๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐‡๐จ๐ญ๐ž๐ฅ ๐๐š๐ซ๐๐ก๐จ.

๐Ÿ“ฑ:๐๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐’๐จ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ–๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ— | ๐ŸŽ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ•๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ•๐Ÿ’๐Ÿ | ๐ŸŽ๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–๐Ÿ‘๐Ÿ–

Address

Kasoo Horjeedka Embeeye Hotel
Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Nuur Hospital Qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram