Sheikh District Hospital

Sheikh District Hospital horumarinta caafimafka degmada sheikh

Shaqaale waynaha cisbitaalka degmada sheekh oo si balaadhan oga qayb qaatay banan bixii maanta ka dhacay degmada sheekh
23/01/2022

Shaqaale waynaha cisbitaalka degmada sheekh oo si balaadhan oga qayb qaatay banan bixii maanta ka dhacay degmada sheekh

WAXA HALKAN AN OOGA MAHAD NAQAYNAA QDDAN YUUSUF XIRSI OO CISBITAALKA DEGMADA SHEEIKH KU WAREEJISAY AY KA MIDYIHIIN GOYAA...
03/08/2021

WAXA HALKAN AN OOGA MAHAD NAQAYNAA QDDAN YUUSUF XIRSI OO CISBITAALKA DEGMADA SHEEIKH KU WAREEJISAY AY KA MIDYIHIIN GOYAAL IYO BARKIMOOYIN KUWAAS OO AY IS XILQAAMEN IYADA IYO HAWEEN WAYNAHA KU NOOL DEGMADA SHEIKH WAXAN LEEYAHA ADBAD U MAHADSANTIHIIN WA INAY DADKA KU NOOL DEGMADA SHEEKH AY KU DAYDAAN

Shirkii is xog waraysi ee bilaha ahaa ee shaqaalaha cisbitaalka degmada sheekh oo ay kaso qayb qateen shaqaala waynaha c...
07/02/2021

Shirkii is xog waraysi ee bilaha ahaa ee shaqaalaha cisbitaalka degmada sheekh oo ay kaso qayb qateen shaqaala waynaha cisbitalka, mamulka cisbitalka, isuduwaha degmada, xubno gudida cafimadka iyo madaxa datada gobolka

01/01/2021

Waxa cisbitaalka degmada sheekh looga bahanyahay boos shaqo oo banaan. Kaas oo ah qof suuxiye ah hadaba cidii danaynaysa hala so xidhiidho lambarada hoos ku qoran
0634267090
0634441249
Wad mahadsantihiin dhamaan

26/08/2020
Isuduwaha wasarada caafimadka gobolka saaxil Dr bashiir diriye jamac oo ay wehelinayan badhasabka gobolka saaxil, mayork...
08/06/2020

Isuduwaha wasarada caafimadka gobolka saaxil Dr bashiir diriye jamac oo ay wehelinayan badhasabka gobolka saaxil, mayorka degmada sheikh, isuduwaha wasarada caafimadka degmada sheikh iyo masuuliyin kale aya saka xadhiga ka jaray dhismaha wardhka umulaha ee laga hirgwliyay cusbitalka degmada sheikh. sido kale isuduwuhu wuxu nagu wareejiyay qalab cafimad oo logu talo galay ka hortaga xanuunka covid 19.

Address

Sheikh
Sheikh

Telephone

+252634267090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheikh District Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sheikh District Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category