Dr Mohamed Biihi

  • Home
  • Dr Mohamed Biihi

Dr Mohamed Biihi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Mohamed Biihi, Doctor, .

Fariin Kusocota :Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed .
23/09/2025

Fariin Kusocota :Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed .

Mashallah Allaha ilaahay waanoo Soo gabagabeeyay Gudoonsiinti Shahaadooyinka ardadii kaqayb qaadatay Training Ka First A...
22/04/2025

Mashallah Allaha ilaahay waanoo Soo gabagabeeyay Gudoonsiinti Shahaadooyinka ardadii kaqayb qaadatay Training Ka
First Aid Cpr Fracture and Hemorrhage .

Waxaan Kaqayb galay Aqooniswaydaarsi Aad Muhiim u Ahaa oo kusaabsaana Dhiigkarka ama waxa afka Qalaad looguyaqaanLatest ...
26/10/2024

Waxaan Kaqayb galay Aqooniswaydaarsi Aad Muhiim u Ahaa oo kusaabsaana Dhiigkarka ama waxa afka Qalaad looguyaqaan
Latest Guidelines of Hypertention .

Wuxuu Ahaa Habeen Taariikhiya Waxaana Su aalo Weydiinayey Dhalinyarada Lagusoo doortay qof iyo Cod oo kujirta Golaha dee...
20/08/2024

Wuxuu Ahaa Habeen Taariikhiya Waxaana Su aalo Weydiinayey Dhalinyarada Lagusoo doortay qof iyo Cod oo kujirta Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo.

Waxaa Uu Ahaa Kullan Muhiim ah Udhaxeeyay Maamulka Gobolka iyo Degmada iyo Aqoonyahanka Gobolka Mudug Waxaana oga qayb q...
20/08/2024

Waxaa Uu Ahaa Kullan Muhiim ah Udhaxeeyay Maamulka Gobolka iyo Degmada iyo Aqoonyahanka Gobolka Mudug Waxaana oga qayb qaatey. Dood looriyaaqay

Aniga oo ah Dr Maxamed Muxiyadiin Biixi oo wax kusoo bartay dalka china waxaan hayaa alaabooyin badan oo raga adeegsadaa...
16/03/2022

Aniga oo ah Dr Maxamed Muxiyadiin Biixi oo wax kusoo bartay dalka china waxaan hayaa alaabooyin badan oo raga adeegsadaan iyo dumarka qaasatan daawooyin herbal ah oo soo maray tijaabooyin caafimaad oo lagu kalsoon yahay oo leh damaanad waxaa kamid ah xanuunkan dadkeena aad udhibaya ee baabasiirka ama hemorhoods ka ee soo dalbada siina share gareeyay qoraankan
Mahadsanidiin.
Contact
0906201202 ama Gmail
Mohamedbiihi44@gmail.com

Ardayad Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Gaalkacyo oo la abaal mariyay Good luck Students.
02/03/2022

Ardayad Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Gaalkacyo oo la abaal mariyay Good luck
Students.

Ardayad Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Gaalkacyo oo la abaal mariyay Good luck Students .
02/03/2022

Ardayad Jaamacadda Bariga Africa faraceeda
Gaalkacyo oo la abaal mariyay Good luck Students .

Maalinta afka Hooyo oo Laga xusay Gaalkacyo Soomaaliga.Dr Biihi
23/02/2022

Maalinta afka Hooyo oo Laga xusay Gaalkacyo Soomaaliga.
Dr Biihi

17/02/2022

Walaalayaal kusoo dhawaada page kayga fadlan talo iyo tusaale Ii soo qora iyo wixii caafimaadka iyo arima xuquuqul insaanka ku saabsan saan idiin ku soo gudbiyo soo dhawaada xilli walba qalbi furan mahadsanidiin

Address


Telephone

+252906201202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mohamed Biihi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram