Balsam Super Market

Balsam Super Market Ku So Dhawaada Balsam super Market
Hargeisa Tell 0634544330 Qardho 0634429920 Galkacyo And Mogadis

27/07/2022

Saliida iyo shampoo-ga timo daadashada ee Revive shampoo & Jui hair care oil - Qiimaha 6.5 jumlo iyo tafaariiq.

Hargeisa 0634544330 ☎️ ‭

Timahaaga maxaad uga cabanaysaa Miyey  qafiifeeen ? Miyey kaa daadanayaan?Miyey afalaago sameeyeeen?   Miyey  toxob ama ...
29/10/2019

Timahaaga maxaad uga cabanaysaa

Miyey qafiifeeen ?
Miyey kaa daadanayaan?
Miyey afalaago sameeyeeen?
Miyey toxob ama cuncun yeesheen?
Ma lafta dhgada sarre ayaaad xanuun ka dareemaysaa?

Dhamaan waxaa kaa haqabtiri karta: saliida jui hair oil iyo shampadeeda

Saliidu waxay ka samaysan tahay 10 saliidood iyo 5 vitamin

Iyadoo cabashooyinka aan xagga sarre ku xusay ku joojinayso muddo 3 week ama 21 cisho adigoo habeen dhaaaf u isticmaalaya

Like and share

Waxaad ka heli kartaa: hargaisa' garooowe' qardho ' gaalkacy0 . moqdisho

Nagala soo xiriir: whatsapp:0634544330 ama 0634365799

Ku soo dhawaaaaw raashinka macaanka
29/10/2019

Ku soo dhawaaaaw raashinka macaanka

Revive perfect skin moistWaa cream herbal ah  taaso kaa caawinayaa in uu jirkada ka saaro dhamaan dead (skin) ama maqaar...
29/10/2019

Revive perfect skin moist

Waa cream herbal ah taaso kaa caawinayaa in uu jirkada ka saaro dhamaan dead (skin) ama maqaarkii dhintay.

Waxa uu aad kaaga caawinaya in uu jirkaaada soft ka dhigo. Dhalaaaliyo iyo in quruxda wajigaada uso celiyo.

Waxa aad marsan karta jirka oo dhan ( wajiga ' gacmaha' lugaha)

Hadii ay lugahaagu ay leeyihiin safan ama ( qolof) muddo labo isbuuc ah ayuu kaaga sarayaa


Moqdisho, hargaisa , qardho, garoowe, gaalkacyo

Tel number: whatsapp : 0634544330 ama 0634544330

Kusoo dhawaaw balsam supermarket Waa saliid iyo shampo kaa caawinaya 1: inay  ka  ay yareeso 80% timaha ka daadanaya 2: ...
16/10/2019

Kusoo dhawaaw balsam supermarket

Waa saliid iyo shampo kaa caawinaya

1: inay ka ay yareeso 80% timaha ka daadanaya
2: in ay timaha kusoo celiso madoowkooda asalka ahaa
3: in ay ka a joojiso afalaaqadda iyo jajabka
4: in ay kaa madax xanuunka ka yareeso
5: in ay timaha kuu bixiso si caafimaad leh
6: in ay timaha dhumuc kugu yeesho
7: in ay ka joojiso toxobta markay shampada wadato
8: in ay kaa joojiso ama caafimaadsiiso nabaradda madaxa kasoo baxa


Moqdisho, hargaisa , qardho, garoowe, gaalkacyo

Tel number: whatsapp : 0634544330

JUI HAIR OIL   Wa saliid ka samaysan 10 assential oil and 5 vitamin Faaidada  saliida laga dhaxlaayo 1: in timaha  daada...
07/10/2019

JUI HAIR OIL

Wa saliid ka samaysan 10 assential oil and 5 vitamin

Faaidada saliida laga dhaxlaayo
1: in timaha daadanaya ay 21 cisho ku joojiso adigoo habeen dhaaf u marsanaayo

2: in timahaaga ay ka joojiso afalaaqadda iyo jajabka

3: in timahaaga ay madoow kaaga dhigayso

4: in timahaaga ay u yeelayso mid dhumac ah

5: 5 vitamin ayaa ku jira waxagna yareeenaysaa madax xanuunka

LOCATION at hargaisa

Tel :whatsapp 0634544330 . Ama 0633339933 ama 0634365799

Waa Sharaabka  iyo Bariiiska Dadka Macaank QabaTell:  4544330 Ama 0633339933 ama 0615420777Whatsapp: 0634544330
03/10/2019

Waa Sharaabka iyo Bariiiska Dadka Macaank Qaba
Tell: 4544330 Ama 0633339933 ama 0615420777

Whatsapp: 0634544330

Kusoo dhawaaw  balsam supermaeket
28/08/2019

Kusoo dhawaaw balsam supermaeket

Kusoo dhawaaw balsam supermarket Waa saliid iyo shampo kaa caawinaya 1: inay  ka  ay yareeso 80% timaha ka daadanaya 2: ...
22/07/2019

Kusoo dhawaaw balsam supermarket

Waa saliid iyo shampo kaa caawinaya

1: inay ka ay yareeso 80% timaha ka daadanaya
2: in ay timaha kusoo celiso madoowkooda asalka ahaa
3: in ay ka a joojiso afalaaqadda iyo jajabka
4: in ay kaa madax xanuunka ka yareeso
5: in ay timaha kuu bixiso si caafimaad leh
6: in ay timaha dhumuc kugu yeesho
7: in ay ka joojiso toxobta markay shampada wadato
8: in ay kaa joojiso ama caafimaadsiiso nabaradda madaxa kasoo baxa


Moqdisho, hargaisa , qardho, garoowe, gaalkacyo

Tel number: whatsapp : 0634544330 ama 0634365799

Kusoo dhawaaw balsam supermarket Waa saliid iyo shampo kaa caawinaya 1: inay  ka  ay yareeso 80% timaha ka daadanaya 2: ...
14/07/2019

Kusoo dhawaaw balsam supermarket

Waa saliid iyo shampo kaa caawinaya

1: inay ka ay yareeso 80% timaha ka daadanaya
2: in ay timaha kusoo celiso madoowkooda asalka ahaa
3: in ay ka a joojiso afalaaqadda iyo jajabka
4: in ay kaa madax xanuunka ka yareeso
5: in ay timaha kuu bixiso si caafimaad leh
6: in ay timaha dhumuc kugu yeesho
7: in ay ka joojiso toxobta markay shampada wadato
8: in ay kaa joojiso ama caafimaadsiiso nabaradda madaxa kasoo baxa


Moqdisho, hargaisa , qardho, garoowe, gaalkacyo

Tel number: whatsapp : 0634544330 ama 0634544330

Address

Cabaaye Road
Hargeisa
6373UYU3

Telephone

+2522524476

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Balsam Super Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Balsam Super Market:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram