Dr-hassan jii

  • Home
  • Dr-hassan jii

Dr-hassan jii junior doctor, community servant , public speaker , football analysis And Born to help the peaple

Eid wanaagsan saaxiibyaal
30/03/2025

Eid wanaagsan saaxiibyaal

05/12/2024
14/11/2024

Hadaba xili h**e iska ogow inad macaan qabto ama aadan qabin si aad isaga ilaaliso inu kugu dhaco ama aad u qaadato dawoyin iyo cunto u wanaagsan cudurka macaanka

Nogu kaalay Kaafi Hospital diyar ayan ku nahay xili walbo

Plz u share gareey asxaabtaada

Mowduc cafimad  nuucee jeceshihiin inan talo idinka siiyo Mowduucii loo bato ayan idinla so wadaagi doonaa ee adigane sa...
13/11/2024

Mowduc cafimad nuucee jeceshihiin inan talo idinka siiyo

Mowduucii loo bato ayan idinla so wadaagi doonaa ee adigane saxib ila noqo oo pageka wa pagekaaga kala kici insha allaah

CAYILKA IYO CUDURADA KA DHALAN KARA1: CUDURADA WADNAHA      -Hypertention (dhiikar)      -Heart diseases ( cudurada wadn...
12/11/2024

CAYILKA IYO CUDURADA KA DHALAN KARA

1: CUDURADA WADNAHA
-Hypertention (dhiikar)
-Heart diseases ( cudurada wadnaha ku dhaca)
- Stroke

2: TYPE 2 diabetic ( cudurka sokorowga nuca labaad)

3: RESPIRATORY DISEASES ( cudurada neefmareenka ku dhaca)
-Asthma (neefta iney dhibto
- sleep Apnea( xiliga hurdada iney neefta ku adkaato)

4:MUSCULOSKELETAL PROBLEMS ( xanuno ku yimaada murqaha iyo Lafaha)

-osteoarthritis (caabuq ku dhaca lafaha iyo kala goysyada)
-lower back pain( qeybta hoose ee dhabarka oo xanunta)

5: DIGESTIVE DISORDERS( neefshiidka xanuuno ku dhaca)
-Gastroeasophageal reflux disease ( laabjeex)
-non alcoholic fatty liver disease( xeer badan inuu kabuxsamo beerka)

6: CANCER RISKS (inu ku dhaco kansar )
-breast cancer( kansarka ku dhaca naasaha)
-colorectal cancer( kansarka ku dhaca mindhicirada iyo dabada)
-IWM
7: PSYCHOLOGICAL AND SOCIAL ISSUE ( inu ku dhaco xanuno maskixiyan iyo inu bulshada ka go,o)
-debression and anxiety ( niyad jab iyo naxdin inu ku dhaco)
-social isolation ( inu bulshada ka go,o
8: IWM

SIDE UGU HORTAGI KARTAA
:: Ina habdhaqankaaga nololeed wax ka badasho

:: Inad jimicsi badan sameeyso

:: Inan iska dhaafto cuntooyinka keeni kara inad sii cayisho

:: inad cunto cuno dheelitiran

:: Inaadan cunto ku seexanin
Iyo inaad qaadato talooyinka iyo dawooyinka dhaqtarka kuso qoray oo kusaabsan cayilka

NB:: CAYILKA WA CADOW ISKA ILAALI

Plz u share garee asxabtaada kuwa cayilan iyo kuwa caatada ah a

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr-hassan jii posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram