03/12/2025
Munaasabadda 3rd December oo lagu qabtay Peace Hotel . munaasabadan waxaa soo qaban qaabiyay hay'dda Swdei waxaa ka qayb qaatay Guddoomiye yaasha qaar kamid ah daladaha Naafada Gobolka Benadir Gudoonka Somali Women with Disability Empowerment Initiative (SWD-EI), oo fariin adag halkaas ka jeedisay:
Qodobadii ugu muhiimsanaa waxaa ka mid ahaa
Hoggaanka Naafada: Waa in la xoojiyaa kaalinta hoggaamineed ee haweenka iyo gabdhaha naafada ah.
Ka Mid Noqoshada: Waa in aan meesha ka saarno caqabadaha hortaagan ka-qaybgalka buuxa ee muwaadiniinta naafada ah.
"Marka aan wada shaqayno, waxaan dhiseeynaa Soomaaliya loo siman yahay oo caddaalad leh."