Somali Health Awareness Media

Somali Health Awareness Media Somali health Awareness Media is social platform that holds considerable potential for health promo

20/06/2020

Salam

12/04/2019
THE DANGEROUS  MILK FORMULA-Breast Milk substitutes or formula poses great health risk to the growth and development of ...
03/03/2019

THE DANGEROUS MILK FORMULA

-Breast Milk substitutes or formula poses great health risk to the growth and development of children
-Baby formula manufacturers would like moms to believe that their products are viable alternatives for infant nutrition, but formulas of all kinds are inherently very different from breast milk.
-Man-made formulas will never be able to duplicate the complex nutrients and the synergy of these nutrients as they work together to nourish your baby.
-Some parents who have problems breastfeeding think it will be smooth sailing if they switch to formula, it's important to understand that bottle babies drinking formula can have feeding problems too.
-Infant formulas are powdered and need to be reconstituted with water, so whatever toxins that are present in your water supply will also be poisoning your baby, unless you use filtered water.
-Most local water supplies contain chlorine, heavy metals (like lead, bacteria, fluoride), and other toxins. In fact, the formula-fed babies consume dangerous quantities of fluoride, lead, and chlorine because they drink formula made from tap water
-Formula needs to be carefully mixed; otherwise if done wrongly, children may become malnourished or develop obesity.
-Formula is expensive to buy. Count how much it costs in Somali shilling and the number of tins a child uses in a month. It is far much cheaper for a mother to eat and then breastfeed the baby.
-Children on formula develop more diarrhea and other illnesses than children that are being breastfed.
Somali Health Awareness Media

Waxaan ka waanineyna Hooyooyinka Soomaliyed iyo dadka xanaaneeya ilmaha yaryar in ay joojiyaan siinta ilmaha daawooyinka...
24/02/2019

Waxaan ka waanineyna Hooyooyinka Soomaliyed iyo dadka xanaaneeya ilmaha yaryar in ay joojiyaan siinta ilmaha daawooyinka dhakhtar aan soo qorin ee Pharmacy ga laga gato waayo qatar kale ay keeni karaan ayaa halis ka ah midda aad xalineeso.

Haddii ilmahaaga aad ku aragto mid kamid ah calaamahaan halista ah, geey si’ dhaqsi leh xarunta caafimaadka:

-Haddii xaalada guud ee ilmaha ay is bedasho, tusaale ahaan haddii ilmaha uu noqdo mid caajisan, hooyada ku dhagan, aan daganayn ama ooyaya
-Haddii caanaha naaska uu qaadan Karin ama jiqi Karin
-Matag badan
-Shuban is daba-joog ah 2-3 jeer maalinki ama ka badan
-Qandho joogto ah
-Haddii neef qaadashadiisa dag-dag tahay (fast breathing) ama ku adagtahay qaadashada hawada (difficulty of breathing)
-Gariir
-Haddii uu miir la’yahay ama tabar-daranyahay
-Haddii aad ku aragto ilmahaada calaamahaas, aad ayuu uxanuunsanyahay ilmahaada ee geey xarunta caafimadka 24saac ugu horeeso inta lagu guda jiro waayo laguma hayn karo guriga.

Hasugin in ilmuhu wanaagsanaadaan ama caafimaadaan

kusoo biir qeebta dooda iyo suaal weedinta whatsapp group: https://chat.whatsapp.com/I1symm1M1O28lhuQmz7pOr

24/02/2019

Join the discussion group on Whatsapp, Click link below join

Gacmo-Dhaqida ama faradhaqaNadaafada gacmaha waa albaabka laga galo sida ugu wanaagsan loogaga hortagi karo cudurada sid...
24/02/2019

Gacmo-Dhaqida ama faradhaqa
Nadaafada gacmaha waa albaabka laga galo sida ugu wanaagsan loogaga hortagi karo cudurada siddoo kalana lagu maamuli karo caafimaadka guriga.

• Nadaafada gacmaha waa habka ugu wanaagsan loogu hortago cudurada laxariira caafimaadka
• Waxaad ogaataa, qaabka uu ugu gudbi karo cudurka iyo bakteeriyada jirkaaga waa gacmaha.
• Gacmo dhaqida oo siddoo kale loo yaqaano nadaafada gacmaha, waa habka lagu nadiifinaayo gacmaha,faraha. Iyadoo ujeedkeedu yahay in laga saaro wasaqda iyo wax yaabaha ill ma aragtada ah sidda bacteriyada.
• Muuqaal ahaan nadiif maaha inta badan gacmahaaga. Waxaa laga yaaba gacmahaada inneesan umuuqan kuwa wasaqeesan, laakiin wali waxee ubaahanyihiin in la dhaqo. Ogoow ma arki kartid jeermiska sababa cudurka.

---Caada ahaan gacmo dhaqida bulshada soomaalida, waxee sameeyaan:
Marka ay ku wada cunteenayaan dhaqan ahaan hal saxan, waxaa loo keenaa hal weel oo biyaha faradhaqa loogu talagalay, kadib dhamaan farahay gashtaan weelkaas iyagoo dhaqanaya gacmaha, taasoo caafimaad ahaan halis ah innuu midba midka kale ugu gudbo cudurada. Marka ay dhameeystaan cunidi raashiinka, waxaa loo keenaa markale labo weel, uu mid ka mid ah ku jiro biyo oomo kuqasan kaas oo ay iskaga wada dhaqaan dufanki raashiinka midna uu ku jiro biyo cad ee ay iskaga raacsiiyaan kadibna waxee qalijinaayaan gacmahooda.
Waxaa haboon in mid mid loo dhaqdo gacmaha iyadoo la isticmaalayo saabuun iyo biyo socda kahor cuntada, waxaa loogu dan leeyahay ka badqabka cudurada iyo nadaafada gacmaha.

xili ee ugu muhiimsan maalinkii in layska dhaqo ama :
 Suuliga ama musqusha kadib
 Markaad saxarada ka dhaqdo ilmaha kadib
 Kahor intaadan quudin ilmaha ama aadan nuujin ka hor
 Ka hor inta aadan cunin raashiin siddoo kalana kadibna iska dhaq
 Kahor inta aadan diyaarin ama Karin cuntada ama aadan taaban qudaarta ama hilibka ceeyriinka ah

loo sameeyo dhaqida ama faradhaqa:

1. Ku qooy gacmaha biyo kadibna mari saabuun ku filan
2. Isku xoq calaacalaha si’ wadajir ah
3. Ku xoq dhanka gadaale midba midka kale
4. Isku xoq gacmahaada adigoo is dhaxgalinaayo midba midka kale.
5. Ka xoq farahaada dhanka gadaale
6. Ku xoq fiida farahaada calaacasha
7. Isku xoq suulashaada iyo meesha cumaacunta ku egtahay
8. Biyo diirran si fiican isaga raaci gacmaha, adigoo biyaha u daynaya iney socdaan

Address

Ataturk Blv
Ankara
06300

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Health Awareness Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Health Awareness Media:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram