Trans Africa Trading Services and Medical Tourism

Trans Africa Trading Services and Medical Tourism Cargo services

Soodhawoow Macmiil, waxaan kuu haynaa;
�Iibinta guryaha
�Dalbashada sharciyada Turkiga iyo degganaanshaha.
�Fiiseyaasha caafimaadka iyo kuwa waxbarashada.
�Dhoofinta ganacsiga nooc kasta oo uu yahay, laguuguna keenaayo halkaad joogto.

01/01/2021

👉Hambalyada sanadka cusub👈
☃️❄️🌲❄️☃️❄️🌲❄️☃️

Waxay shirkada trans Africa idiinku habalyaynaysaa curashada sanadka tirsiga milaadiga ah

Waxanay ilaahay ka baryaysaa in uu noqdo sanad farxad leh isjacayl isku soo dhawaansho

Sidoo kale ilaahay waxaan waydiisanaynaa in uu inooga dhigo sanadkan cusub 👉2021👈 sanad nabad galyo leh iyo caafimaad iyo saamaxaad iyo hammi sare sanad intii bukta caafimaad hesho 🥀🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

كــــــل عــــــــــام وأنتـــــــــــم جميعا بخيــــــــــــــر 🌹

26/12/2020

KU SOO DHAWOOW New Project Apartment for 3+1 GURI IIB AH OO KU YAALA Dalka TURKEY / ANKARA

GURIGAN WAXAA WEEYE DABAQA LAABAd ( Second floor) WUXUU LEEYAY WIISH (LIFT) WUXUU KA KOOBAN YAY SEDDEX QOL IYO FADHI (3+1)
INTAA WAXAA U DHEER HEATER IYO COOKER SYSTEM CABBIRKIISU WAA 140m2

Qimahaa gurika waa 42000$

WAXAA U DHAW

✔MASJIDKII
✔GAROONKII CARUURTA / children park
✔HOSPITAL
✔QAYBAHA DUGSIGA /HOOSE/DHEXE/SARE
✔DUGSIGA QUR'AN KA
✔PARKIGA GADHIGA
✔SUUQYADII LAGA ADEEGANAYAY

WIXII INTAA DHEER NAGALA SOO XIDHIIDH WHAT'SAPP NO: +90 5384607206

GURIGA HALKAN KA DAAWO👇👇👇

FARXAD WAYN BAY NOOTAY KA SHIRKAD AHAAN  IN AANU GANACSATO MUG MIISAN LEH KU SOO DHAWAYNO XARUN GANACSIYEEDKA IYO DALXII...
03/12/2020

FARXAD WAYN BAY NOOTAY KA SHIRKAD AHAAN IN AANU GANACSATO MUG MIISAN LEH KU SOO DHAWAYNO XARUN GANACSIYEEDKA IYO DALXIISKA EE İSTANBUL

SOO DHAWAYNTAA OO DAARNAYD BANDHIG GANACSI OO AY SOO BAN DHIGTAY CARWADA WORLD FOOD ISTANBUL KAA SOO BILAABMAY 25/11/2020 SOO DHAMAADAY 28/11/2020

ALLAA-MAHADLEH

30/11/2020

This is 3+1 for new apartment as including heater and cooker system with135m2 special in Turkey / Ankara

For the prices is 35500$

for three years instalment Asc, dhamaan macamiisha sharafta leh ee daafaha dunida ku nool, waxay Shirkadda Trans Africa ...
25/10/2020

for three years instalment

Asc, dhamaan macamiisha sharafta leh ee daafaha dunida ku nool, waxay Shirkadda Trans Africa Real Estate aynii haysa guryo Security leh ama ( Site ah) Ku yaala Magaalada İstanbul.

Waxay ka kooban yihiin 1+1, 2+1 iyo 3+1.
Waxaa ay Shirkaddu niigu talagashay bishaaro fiican sida awgeed waxaa lagu bixiin ilaa Saddex sano qiimahaa guryahan.

Waxay guryahan u dheer sida hoosta ku xusan

1. JIMICSIGII ( Fitness)
2. DABAASHII ( SWİMMİNG POOL)
3. GAROORKII CIYAALKA ( park of children)
4. Amniga ( Security)
5. Sawnada ( Sauna)
6. Parkiiga Gadhika ( Oto Parking) in & out
7. MASJID ( Mosque)
8. Dugsi wax barasho ( School)
9. Dhakhtarka ( Hospital)
10. Suuqyadii laga adeeganayay ( Markets)
11. Shopping

Wixii inta dheer nagalaa soo xidhiidh booga aan ku leenahay WhatsApp no +90 538 460 7206.

Mahadsanid

25/10/2020

KU SOO DHAWOOW New Project Apartment for 3+1 GURI IIB AH OO KU YAALA Dalka TURKEY / ANKARA

GURIGAN WAXAA WEEYE DABAQA GOOBAD (First floor) WUXUU LEEYAY WIISH (LIFT) WUXUU KA KOOBAN YAY SEDDEX QOL IYO FADHI (3+1)
INTAA WAXAA U DHEER HEATER IYO COOKER SYSTEM CABBIRKIISU WAA 160m2

Qimahaa gurika waa 40,000$

WAXAA U DHAW

✔MASJIDKII
✔GAROONKII CARUURTA
✔HOSPITAL
✔QAYBAHA DUGSIGA /HOOSE/DHEXE/SARE
✔DUGSIGA QUR'AN KA
✔PARKIGA GADHIGA
✔SUUQYADII LAGA ADEEGANAYAY

WIXII INTAA DHEER NAGALA SOO XIDHIIDH WHAT'SAPP NO: +90 5384607206

GURIGA HALKAN KA DAAWO👇👇👇

12/10/2020

Qimahaa guryahan 2+1 waa 65000$ ilaa 75000$
3+1 waa 78000$ ilaa 98000$
4+1 waa 100,000$ ilaa 150,000$

KU SOO DHAWAADA ADEEGA SHIRKADA TRANS AFRICA REAL ESTATE MAANTA WAXAANU IDIIN HAYNAA DABAQYADAN OO AH SİTE APARTMENT OO KA KOOBAN 2+1, 3+1 & 4+1 OO KU YAALLA CASIMADA DALKA TURKEY EE ANKARA.

DHAMAANTII WAAD SALAAMANTIHIIN WALAALAYAAL MEELKASTA OO AAD ADUUNKA KA JOOGTAAN

MAANTA WAXAAN IDIIN SOO BANDHIGI DOONNAA
APARTMENT SITE OO CUSUB KANA KOOBAN (3+1)AMA SADEX QOL IYO FADHI OO LEH COOKER SYSTEM IYO HEATER CABIRKIISU WAA 175m2

WAXAA INTAA KUU DHEER

FITNESS
PARK OF CHILDREN
SWIMMING POOL
BASKETBALL
FOOTBALL
TENİS
SUANA ROOM
VESTER
MOSQUE
PARKING
ALL MARKET

WIXII INTAA DHEER NAGALA SOO XIDHIIDH

ANKARA TURKEY
WHATSAPP NO: +905384607206

10/10/2020

KU SOO DHAWAADA ADEEGA SHIRKADA TRANS AFRICA REAL ESTATE MAANTA WAXAANU IDIIN HAYNAA DABAQYADAN OO AH SİTE APARTMENT OO KA KOOBAN 2+1, 3+1 & 4+1 OO KU YAALLA CASIMADA DALKA TURKEY EE ANKARA.

DHAMAANTII WAAD SALAAMANTIHIIN WALAALAYAAL MEELKASTA OO AAD ADUUNKA KA JOOGTAAN

MAANTA WAXAAN IDIIN SOO BANDHIGI DOONNAA
APARTMENT SITE OO CUSUB KANA KOOBAN (3+1)AMA SADEX QOL IYO FADHI OO LEH COOKER SYSTEM IYO HEATER CABIRKIISU WAA 175m2

WAXAA INTAA KUU DHEER

FITNESS
PARK OF CHILDREN
SWIMMING POOL
BASKETBALL
FOOTBALL
TENİS
SUANA ROOM
VESTER
MOSQUE
PARKING
ALL MARKET

WIXII INTAA DHEER NAGALA SOO XIDHIIDH

ANKARA TURKEY
WHATSAPP NO: +905384607206

Address

Sıhhıye

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Telephone

+905384607206

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Trans Africa Trading Services and Medical Tourism posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram