04/11/2025
Hooyo, ku quudi ilmahaaga cunto nafaqo leh oo ku filan si uu u koro caafimaad qab oo maskaxdiisu xooggan tahay. Nafaqada wanaagsan maanta waxay dhistaa mustaqbal ifaya ee ilmahaaga!
Dhaqtarka Carruurta