07/05/2025
Ma ogtahay faa'iidooyinka caafimaad ee uu leeyahay in aad maalin kasto Cabto Cabitaanka Cagaaran (green juice)?
Ma tahay qof jecel Cabitaanka cagaaran? Ma ogtahay in Cabitaanka cagaaran uu ku siin karo faa'iidooyin kale oo badan marka laga reebo inuu kaa caawiyo inaad miisaankaaga dhinto iyo in uu dajiyo sokorta dhiikaaga?
10k a Faa'idooyinka Muhiimka ah ee Cabitaanka Cagaaran
Immune System Support: Taageerada Nidaamka difaacaga Jirka.
Improved Digestion: Dheefshiidka oo la hagaajiyo.
Weight Loss Support:Taageerada dhimista Miisaanka.
Increased Hydration:sare u qaadista fuuq celinta jirka.
Detoxification: sun-saarida jirka.
Anti-inflammatory Properties: ka hortaga caabuqa
Healthy Skin, Hair, and Nails: Caafimaadka Maqaarka, Timaha, iyo Cidiyaha.
Energy Boost: Kobcinta tamarta.
Qofba qofkuu ka Cagaar cunis badanyhy wuu ka Caafimad wanaagsan.