A / Aziiz Arab

  • Home
  • A / Aziiz Arab

A / Aziiz Arab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from A / Aziiz Arab, Medical and health, .

15/06/2023
Noloshaada adiga Quruxinsankara
30/06/2022

Noloshaada adiga Quruxinsankara

✔ Haddi aad Duqaadato Waqtiga aad Cadhysan Tahay waxad aad ka Badbaadi Doontaa Boqol Maalmood oo Murugo Ah
27/06/2022

✔ Haddi aad Duqaadato Waqtiga aad Cadhysan Tahay waxad aad ka Badbaadi Doontaa Boqol Maalmood oo Murugo Ah

Anatomy
27/06/2022

Anatomy

Si walba uu Hadalkagu u Wacan Yahay Haddu Dhaqankaga Xun Yahay waxaad Tahay QOF aan Nolosha Karamo Ku Lahayn Xilkasta
18/06/2022

Si walba uu Hadalkagu u Wacan Yahay Haddu
Dhaqankaga Xun Yahay waxaad Tahay QOF aan Nolosha Karamo Ku Lahayn Xilkasta

MDGP
14/06/2022

MD
GP

Nolosha mar kastaa waxa ku Qurxiya Waxa Ku Xeeran
12/06/2022

Nolosha mar kastaa waxa ku Qurxiya Waxa Ku Xeeran

Su.aasha isku day
31/05/2022

Su.aasha isku day

Ka taxadir virus ka smallpox ama monkeypox Dhaman somalida ku nolol qurba qasatan kuwa Austria waxa soo baxay virus ladh...
21/05/2022

Ka taxadir virus ka smallpox ama monkeypox

Dhaman somalida ku nolol qurba qasatan kuwa Austria waxa soo baxay virus ladhaho (monkeypox)
Ama (Smallpox) oo somali lagu dhaho furuq

Please ka taxadir inaad qof maro la xidhato ama isago qoyan aad tabatid ama aad ku dhawatid
Please aad uga taxadir inaad ku seexato gogol kale oo anad lahayin
Qofka aad salamayso iska eeg inu qabo xanuunka sawiirkisu hoosta ka muuqado
Please hadad family tahay waxayabaha lagu kala qaado waxa ka mida galmada

Hadu kugug dhaco waxa lagag bogsan kara 14 cisho


Calamadihisa

Waxa dareemaysa maruqo xanuun daal iyo xumaad marka ugu horaysab wuxu ka soo bixi kara calcalaya

Waxaa jiray saddex wiil oo saaxiibo ah, maalin maalmaha kamid ah ayay go'aansadeen inuu qofkasta oo iyaga kamid ah uu ha...
20/05/2022

Waxaa jiray saddex wiil oo saaxiibo ah, maalin maalmaha kamid ah ayay go'aansadeen inuu qofkasta oo iyaga kamid ah uu hal arrin joogteeyo 10ka sano ee soo socota, si ay natiijada u arkaan mar dambe.

Kii koowaad baa yiri: "anigu waxaan joogtaynayaa hal xabbo oo Kaluuna ah oo aan cunayo".

Kii kalena wuxuu yiri: "aniguna 15 push-up (aalamiito) ayaan joogtaynayaa 10ka sano ee soo socota".

Kii seddexaadna: "aniguna 10 daqiiqo ayaan wax aqrinayaa".

Wuxuu waqtigu socdaba... waxaa soo wareegatay 10kii sano, waana waqtigii la sugayay natiijada.

Kii koowaad waxaa u kordhay hilib (wuu cayilay). Kii labaadna wuxuu noqday qof dhisan jir-ahaan. Kii saddexaadna wuxuu noqday aqoonyahan cilmi seynis (scientist).

Bal adiguna arrin dooro oo joogtey sanadka soo socda, kadibna natiijada eeg.
Waxaa jiray saddex wiil oo saaxiibo ah, maalin maalmaha kamid ah ayay go'aansadeen inuu qofkasta oo iyaga kamid ah uu hal arrin joogteeyo 10ka sano ee soo socota, si ay natiijada u arkaan mar dambe.

Kii koowaad baa yiri: "anigu waxaan joogtaynayaa hal xabbo oo doolshe ah oo aan cunayo".

Kii kalena wuxuu yiri: "aniguna 15 push-up (aalamiito) ayaan joogtaynayaa 10ka sano ee soo socota".

Kii seddexaadna: "aniguna 10 daqiiqo ayaan wax aqrinayaa".

Wuxuu waqtigu socdaba... waxaa soo wareegatay 10kii sano, waana waqtigii la sugayay natiijada.

Kii koowaad waxaa u kordhay hilib (wuu cayilay). Kii labaadna wuxuu noqday qof dhisan jir-ahaan. Kii saddexaadna wuxuu noqday aqoonyahan cilmi seynis (scientist).

Bal adiguna arrin dooro oo joogtey sanadka soo socda, kadibna natiijada eeg.

Waxa Yeelada Kabaha Dhadheer Wa inaad ka Fogata Kabaha Dhadheer Waxay ku Keeni karan Jabitaan Culus
12/05/2022

Waxa Yeelada Kabaha Dhadheer

Wa inaad ka Fogata Kabaha Dhadheer
Waxay ku Keeni karan Jabitaan Culus

ANAEMIA maxad u Taqana Ma Dhiig laan mise Dhiig Badin
12/05/2022

ANAEMIA maxad u Taqana
Ma Dhiig laan mise
Dhiig Badin

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A / Aziiz Arab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram