Dr Mahad Ahmed Nor

  • Home
  • Dr Mahad Ahmed Nor

Dr Mahad Ahmed Nor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Mahad Ahmed Nor, Medical and health, Somalia, .

28/10/2024
CASE REPORT Day         DYE ALLERGYIsticmaalka Dawooyiinka timaha lagu madoobeeyo waxay keeni karaan in qof difaaca jirk...
08/09/2024

CASE REPORT Day DYE ALLERGY
Isticmaalka Dawooyiinka timaha lagu madoobeeyo waxay keeni karaan in qof difaaca jirkiisu si qaldan u fahmo(Hypersensitivity type 1) some chemicals ee ku jira daawada madoobeysada kadibna waxaa ka dhalanayo Reaction .
Hadii aad isku aragto calaamadaha xasaasiyada si dhaqsi ah u tag dhartarka ku kugh dhaw si wax looga qabto caafimaadkaaga.
Dr Mahad Ahmed Nor
Page follow dheh siina share gareey mahadsanid

Somali Medical Lab Training Center            ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ               ๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™Waxaa loo bishaaraynaya, b...
22/08/2023

Somali Medical Lab Training Center

๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ
๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™
Waxaa loo bishaaraynaya, bahda barato Caafimaadka, kuwaasoo ku nool 18-gobol ee Somaliya iyo Dagmooyinkooda in oo xarunta Somali Medical Lab Training Center mar dhow oo bilaawi doono Koorsooyin Ku saabsan Caafimaadka, iyado ay ku baxayaan Hab Online ah.

Waxaana bixinayaan, Dhakhaatiir aqoon buuxda u leh, maadada ay bixinayaan.

Hadaba hadaa tahay Qof daneeyo barashada caafimaadka, waxaan ku leenahay ku so dhowow kacmo furan.

F.g:wixii faahfaahin inta ka badan la xiriir:
Whatsapp:+252615710074
Share, Like: Comment.

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก    ~~~~~~~~~~ ๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ~~~~~~~~~          ๐‘ป๐’๐’‘๐’Š๐’„:๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐‡๐ข๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐“๐š๐ค๐ข๐ง๐                  --------...
21/08/2023

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

~~~~~~~~~~ ๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ~~~~~~~~~
๐‘ป๐’๐’‘๐’Š๐’„:๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐‡๐ข๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐“๐š๐ค๐ข๐ง๐ 

----------------------
๐‘น๐’†๐’ˆ๐’Š๐’”๐’•๐’‚๐’“๐’•๐’Š๐’๐’ ๐’˜๐’Š๐’•๐’‰ ๐‘ช๐’†๐’“๐’•๐’Š๐’‡๐’Š๐’„๐’‚๐’•๐’†:-$2

๐ƒ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง: ๐Ž๐ง๐ž ๐๐š๐ฒ

๐’๐ญ๐š๐ซ๐ญ ๐๐š๐ญ๐ž:- 26 ๐€๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ 2023

๐….๐ :-๐ˆ๐ฌ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฒ ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š๐š, ๐ก๐š๐๐š๐š ๐๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ง๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐š ๐ง๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ๐š๐๐š ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž.

Press Link: https://chat.whatsapp.com

Or Call:-0615710074
Share & Like

Ogeysiis          ogeysiisDhamaan ardayda u baahan hada in ay iska diyaarinayaan 4 maado SCIENTIFIC SUBJECTSMINDSET INST...
04/06/2023

Ogeysiis ogeysiis

Dhamaan ardayda u baahan hada in ay iska diyaarinayaan 4 maado SCIENTIFIC SUBJECTS

MINDSET INSTITUTE waxa uu diyaariyay fasalo lagu baranaayo maadooyinkaas sida:
Physics , Chemistry , Biology and Math.
Fasalada iyo xiliyada ay baxayaan waa:

Form 4
Wxii faafaahin i taas dheeri ah kala xiriir
+252 61 4435414
61 2079544

Ogeysiis Ogeysiis OgeysiisWaxaan la ogeysiinayaa dhamaan ardayda jecel barashada caafimaadka gaar ahaan ( Nursing) SOMAL...
04/11/2022

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

Waxaan la ogeysiinayaa dhamaan ardayda jecel barashada caafimaadka gaar ahaan ( Nursing) SOMALI MEDICAL LAB TRAINING CENTER aad ugu barateen aqoon tayeysan
Wuxuu idin ogysinayaaa barashada caafimaadka si FREE AH
Wixii information ah
252615 710074

Isdiiwaangelintu waa ay socotaaa

Ogeysiis     ogeysiis      ogeysiis  Dhamn ardada iyo waalidiinta somaliyed ee ubadkooda la jecel waxbarashada . Gar aha...
29/08/2022

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Dhamn ardada iyo waalidiinta somaliyed ee ubadkooda la jecel waxbarashada . Gar ahan ardada jecel barashada maadoyinka scientific-ga .
In Machadka MINDSET INSTITUTE OF SCIENCE uu qaadanayo ardyda cusub ee sanad waxbarasheedka 2022/2023
Qeybaha uu leyahay machadka waxaa kamid ah :
Qeyb ugar ah fasalka f4 waxaana la dhigan doona muddo 8 bilood ah
F.G : waqtiga dirasada la qabto waa : full time iyo part time .
Is qoristu wa ay socota . Ardada la qadayana waa mid xadidan .ee horey ugaar .ama la xiriir xafiiska machadka oo kala so hadal talefan number 614435414 ama 612079544

CALAAMADAHA BAABASIIRKA 1. XANUUN DARAN 2. CUNCUN3. DHIIG IN UU SOO RAACDO SAXARADA FADLAN ISKA DAWEEY BAABASIIRKADr Mah...
25/08/2022

CALAAMADAHA BAABASIIRKA
1. XANUUN DARAN
2. CUNCUN
3. DHIIG IN UU SOO RAACDO SAXARADA
FADLAN ISKA DAWEEY BAABASIIRKA
Dr Mahad Ahmed Nor
FOLLOW SAAR PAGE

Types of  IV fluids( nuucyada Faleembada) Dr Mahad Ahmed Nor Follow dheh page siin share gareey.
25/08/2022

Types of IV fluids( nuucyada Faleembada)
Dr Mahad Ahmed Nor
Follow dheh page siin share gareey.

The right lung is bigger then left lung why? Dr Mahad Ahmed Nor Like saar pagekan
24/07/2022

The right lung is bigger then left lung why?
Dr Mahad Ahmed Nor
Like saar pagekan

Address

Somalia

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mahad Ahmed Nor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram