Oral Health Unit

Oral Health Unit Oral Health

World No To***co Day – May 31Quitting to***co leads to immediate and long-term health benefits. 's never too late to sto...
24/05/2025

World No To***co Day – May 31

Quitting to***co leads to immediate and long-term health benefits.
's never too late to stop.

İlka duleeshanka waa cudurada ugu badan ee lala noolaado aduunka oo dhan. Ku dadaal nadaafadda afkaaga
20/04/2025

İlka duleeshanka waa cudurada ugu badan ee lala noolaado aduunka oo dhan.
Ku dadaal nadaafadda afkaaga

26/03/2025
25/03/2025

23/03/2025

How oral health may be linked to heart and brain

World oral health day 2025...These photos capture a significant moment during the celebration of World Oral Health Day i...
22/03/2025

World oral health day 2025...

These photos capture a significant moment during the celebration of World Oral Health Day in Mogadishu, Somalia.

The event's theme, "A Happy Mouth is a Happy Mind," highlights the critical role of oral health in overall well-being.
😊😊

17/03/2025

A Happy mind starts with a happy mouth 😁

14/03/2025

Af caafimaad qaba waa maskax caafimaad qabta😊

Wasaaradda Caafimaadka  iyo Daryeelka Bulshadda XFS, oo kaashanaysa Ururka Dhaqaatiirta Afka Iyo Ilkaha Soomaaliyeed Iyo...
06/03/2024

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda XFS, oo kaashanaysa Ururka Dhaqaatiirta Afka Iyo Ilkaha Soomaaliyeed Iyo Jaamacadda Muqdisho qeybteyda Dentistry- ga ayaa soo gunaanaday Olole kor loogu qaadayay Wacyiga Ardeyda wax-ka-barata Iskuulka SOS ee Magaalada Muqdisho.
Ku dhawaad 130 Arday oo dhigata Iskuulka SOS ayaa loo sameeyay Baaritaano Caafimaad oo la xariira Afka iyo Ilkaha Waxayna Ardaydaasi isagu jireen Kuwa dhigta qeybta Xanaanada, Fasalka 1aad ilaa Fasalka 4aad ee Dugsiga Hoose SOS.
Ololahan waxuu horudhac uyahay wacyi-gelinta iyo ku Baraarujinta Bulshada ka hortaga Xunuunada ku dhaca Afka, Ilkaha iyo carabka iyo Daryeelkooda maadama dhawaan ay nagu soo wajahan tahay Maalinta Caalamiga ah ee Afka iyo Ilkaha Adduunka World Oral Health Day oo ku began 20/03/2024

Dhammaad

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oral Health Unit posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram