16/10/2024
Mid ka mid ah heesaha dhiirigalinta ee ciidamada xooga dalka
In badan ayaan youtube ku arkay qaybta comments ee kanaalo heesta lasoo dhigay oo uu ka mid yhy SNTV qaybta youtube daawadayaal dhahaaya heesta erayadeeda ma fahano marka heesta lyrics ayaan kasoo dhigay oo erayada ayaan soo qoray
Waa codadkii : AUN Maxamed Sulayman Tubeec iyo AUN XalIima Khalif Magool
Heestii: intee baan sugaynoo
Daawasho wacan