11/28/2025
Spending some quality time in Costa Brava, Spain, with my family.
Nolol caafimaad waxaa ugu muhiimsan inaad lahaato qoys ama community aad isku haleen kartid, kuna kalsoon tahay, adigana wax kaga qayb qaadan kartid.
Jecayl iyo qalbi furan iyo inaadan wax cuqdo ah ku noolaan.
La qaado waqtigaaga inta badan reerkaaga iyo asxaabtaada.
Life is too short.
loveššš