02/04/2026
๐ ๐๐๐๐๐ก๐ง๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐ก๐ฆ๐๐ฅ๐๐
๐ฐ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฏ๐ฟ๐ฎ๐๐ผ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ฑ โ
Halku dhiggu wa: midnimo la dagaalan guud iyo daryeel gaar u ah bakaanka (United by Unique).
Kansarka iyo Addunka; Maxay tahay inaad ka ogaatid
1. Kansar ku wa cudurka 2aad ee loogu dhimashada badan yahay addunka.
2. Ilaa 40โ50% dhimashada kansarka waa laga hortagi karaa iyadoo lagu dadaalayo hab-nololeedka wanagsan, la qadanayo tallaallo, la sameeyo ogaansho h**e, lana helo daryeel waqtigiisa ah.
3. Qiyaastii 1 qof 5tii qofba ayaa kansar ku dhaca inta uu nool yahay
4. In ka badan 70% dhimashada kansarka waxay ka dhacdaa dalalka dakhligoodu hooseeyo ama dhexdhexaad yahay ee an kamid ka nahay
๐๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ; ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐ผ๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ฑ
Kansarku ma aha dhibaato naga fog.
Soomaaliya gudaheeda, wuxuu saameeyaa qoysas badan โ kasoo badanaa la ogaado goor dambe, ayna ka haboon tahay in xili h**e la ogaado.
Ogaanshaha goor dambe ayaa ka mid ah caqabaddaha ugu waweyn e culayska dhaqaale iyo dhimashadaba badiya.
Kansarku wa culays caafimaad bulsho oo soo kordhaya ayna tahay qof iyo qaranba inan u wada istaagno ka hortag-giisa iyo la dagaalan kiisa.
๐๐ถ๐น๐บ๐ถ-๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐๐ผ ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ฎ๐ ๐ถ๐๐ฏ๐ถ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ป๐ฎ qaar kood ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ถ๐น๐บ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐๐ถ๐ต๐ถ๐ถ๐ป:
โข Kansarka hunguri mareenka (rag iyo dumarba) oo lala xiriiriyo cuntoyinka kulkul, lab hurka raaga, tubaakad iyo sigaarka iyo isticmaal yarida qudaarta
โข Kanser ka beerka oo lala xiriiriyo cagarshow (B & C), miisanka xad dhaafka ah iyo beer dhagxowga.
โข kansarka naasaha (kan ugu badan dumarka) waxa sii xumeeya inan lagu baraarugin xili h**e
โข Kansarka ilmo-galeenka afkiisa (mid si weyn looga hortagi karo) oo lala xiriiriyaa caabuqa HPV ga, kaas oo leh talaal ka hortag ah.
โข Kansarka qanjirka ragga (borostatada) oo lala xiriiriyo daโda, cunitaanka xilibka guduudan ayna sii sii xumeeyso inan lagu baraarugin xili h**e.
๐ช๐ฎ๐
๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ ๐ธ๐ ๐๐ผ๐ฟ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ฎ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ (๐๐ฒ๐ ๐ฅ๐ถ๐๐ธ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ผ๐ฟ๐ ๐ถ๐ป ๐ข๐๐ฟ ๐๐ผ๐บ๐บ๐๐ป๐ถ๐๐ถ๐ฒ๐)
1. Faqriga oo siyaabo kala duwan saamayn ugu leh.
2. Hoosaynta wacyiga caafimaadka ee bulshadeenna taas oo keenta inan xili fican lasoo doonan adeega caafimaadka iyo inan waxayabo qaldan isku maaweelino sida dabka iwm
3. Cunista cuntoyinka aan iskuna dheelitirnayn ama an caafimaadka u wanagsaneen.
4. Jimicsi laโ anta iyo cayilka xad dhaafka ah
5. Mararka qaarna deegaanka iyo meelaha shaqada samayn inaka soo gaarta.
6. Cabsi iyo warar khaldan ayaa dib u dhiga daryeelka โ nolosho ayaana ku lumta sidaas inta badan.
๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐บ๐ถ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป ๐
๐ถ๐น๐น๐ถ ๐ต๐ผ๐ฟ๐ฒ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ป๐ฎ๐ณ๐๐ฎ (๐๐ฎ๐ฟ๐น๐ ๐๐ฒ๐๐ฒ๐ฐ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ฆ๐ฎ๐๐ฒ๐ ๐๐ถ๐๐ฒ๐)
Kuus ama buro aan caadi ahayn, miisaan dhaf aadan filayn, xarun joogta ah, Dhiig bax, wim wa inaadan sahlan ee aad doonato latalin caafimaad. Fariinteennu wa;
Kansar kasta sheekadiisu wa u gooni balse wa inan u midawnaa ka hortagga, dereemidda xilliga h**e iyo isku naxariisashada.
๐๐ฎ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ด๐ด๐ฎ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐ฎ๐พ๐ถ๐ถ๐๐ถ๐๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ฑ๐ฎ๐๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ, ๐๐ฎ๐
๐ถ๐ถ ๐๐๐ฎ๐น ๐ฎ๐ต ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฝ๐ฝ ๐ธ๐ฎ https://wa.me/252613674888 ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐น๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ
Hage Health โ Hagaha caafimaadkaaga maalin laha ah
๐ ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ป ๐ข๐ด๐ฎ๐๐๐ถ๐ถ๐ป๐ผ, ๐ช๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐ผ, ๐๐ฎ๐ฟ๐ป๐ผ, ๐๐ฎ๐ป๐ฎ-๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ด, ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐
๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ป๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ด๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ฎ.
#2026