05/04/2025
Ogaysiis – Turjumaan Caafimaad Som-Ethio
Kadib Ramadaanka, xafiiska Turjumaan Caafimaad ee Som-Ethio wuxuu bilaabay caawinta dadka u socdaalaya Ethiopia, gaar ahaan kuwa tagaya dhakhaatiirta Addis Ababa. Haddii aad u baahan tahay turjumaan caafimaad, nagala soo xidhiidh WhatsApp:
WhatsApp:
+252638777818
+252638228229
Turjumaan Caafimaad oo la aamini karo!