Yalaxow Medical Service

Yalaxow Medical Service Medical services - German Doctor

12/08/2022

Nephrology - Dhakhaatiirta caafimaadka. Marka ay wax saameeyaan kelyahayaga - taasi waa kiis loogu talagalay Dhaqtarka Kilyaha oo loo yaqaano Nephrologist.

Wixii faahfaahin ah nala soo xidhiidh +49 177 1338500

05/08/2022

La kulan Dhakhaatiirta Jarmalka ugu fiican ee daawaynta boogaha ama ololka Gaaska. Waxaanu joognaa magaalada Bonn Germany +49 177 1338500

02/08/2022

Haddii aad u baahan tahay baaritaanno caafimaad oo guud waxaan haynaa Isbitaallada Jarmalka ee ugu wanaagsan baaritanka Wadnahaaga, Kiyaha, Sambabada, Beerka iyo dhiiggaaga. Ka faa’iideyso baaritan caafimaad buuxa Dhaqatiirta Jarmalk. Nala soo xiriir +49 177 1338500

28/07/2022

Haddii aad u baahan tahay qaliinka indhaha nala soo xiriir waxaan ku suganahay magaalada Bonn dalka Jarmalka +49 177 1338500

23/07/2022

La kulan dhakhaatiirta ugu fiican dhinaca lafaha ee Jarmalka. hadda ballan qabso +49 177 1338500

20/07/2022

Haddii aad isku dayayso inaad uur yeelato ama aad dhibaato kala kulanto ilmo-galeenkaaga ama dhibaatooyinka hormoonnada waxaanu kuu haynaa dhakhtarka saxda ah ee Jarmalka
Nala soo xiriir +49 177 1338500

Hadii dhinaca caafimaadka culees kaahaayo nala soo xariir.Waxaanu joogna dalka Jarmalka magalada Bonn WhatsApp +49 177 1...
15/07/2022

Hadii dhinaca caafimaadka culees kaahaayo nala soo xariir.
Waxaanu joogna dalka Jarmalka magalada Bonn WhatsApp +49 177 1338500

Haddii aad u baahan tahay baaritaanka neerfaha markaa waxaan kuu haynaa dhakhaatiir Jarmal ah. Nala soo xidhiidh wixii m...
14/07/2022

Haddii aad u baahan tahay baaritaanka neerfaha markaa waxaan kuu haynaa dhakhaatiir Jarmal ah. Nala soo xidhiidh wixii macluumaad dheeraad ah +49 177 1338500

Baaritaanka Caafimaadka Wadnaha iyo xididdada dhiiggaBaaritaanka Caafimaadka Wadnaha waa baaritaan joogto ah oo uu samee...
07/07/2022

Baaritaanka Caafimaadka Wadnaha iyo xididdada dhiigga

Baaritaanka Caafimaadka Wadnaha waa baaritaan joogto ah oo uu sameeyo dhakhtarkaagu. Baaritaanka Caafimaadka Wadnaha iyo xididdada dhiigga waxa uu kaa caawinayaa in aad fahamto waxyaabaha halista u ah cudurrada wadnaha iyo qiyaasidda sida ay suurtogal u tahay in uu kugu dhaco wadne qabad ama istaroog shanta sano ee soo socota.

Ma u baahan tahay Baadhista Caafimaadka Wadnaha oo dhakhtar Jarmal ah? waxaanu kugu xidhi doonaa dhakhtarka saxda ah nala soo xidhiidh +49 177 1338500

Waxaan kuu haynaa dhaqatiir jarmal ah ee ku taqasusen daweenta gaaska.Wixii faahfaahin ah nala soo xidhiidh +49 177 1338...
04/07/2022

Waxaan kuu haynaa dhaqatiir jarmal ah ee ku taqasusen daweenta gaaska.
Wixii faahfaahin ah nala soo xidhiidh +49 177 1338500
Bonn Germany

03/07/2022

Waxaan kuu haynaa dhaqatiir jarmal ah ee ku taqasusen daweenta gaaska.

Wixii faahfaahin ah nala soo xidhiidh +49 177 1338500
Bonn Germany

Adresse

Bonn
53175

Telefon

+491771338500

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Yalaxow Medical Service erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram