Dr.CIYOW CABDI ADAM

Dr.CIYOW CABDI ADAM Dhakhtarka Neerfaha iyo Dhimirka
Tell: +252615206721 (Somalia) ama +201094906564 (Egypt) ( Latalinta Tooska.) isbitaalka Neerfaha iyo dhimirka

Safarkii 2aad iyo Maalintii 2aad ee aan ku imid isbitaal Goboleedka jowhar.
10/11/2025

Safarkii 2aad iyo Maalintii 2aad ee aan ku imid isbitaal Goboleedka jowhar.

03/11/2025

Alhamdulilah maanta waxaan nabad imid isbitaalka TIIROW ee magaalada baidabo waxaana joogi doona maalmo kooban waxaan rajeynaa iney naga faaideystaan reer KGS.
Mahadsanidiin

01/11/2025
28/10/2025

Alhamdulilah Alle ayaa ku mahadsan muddo bil ah ee aan gobol ku maqnaa maanta Mogadishu ku soo laabtay.
Beri ayaan ka shaqo bilaabi doonaa inshaAllah.

22/10/2025

Cudurada Neerfaha dhif iyo naadir ku ah Soomaaliya iyo qaab cusub oo loo daweyo.
Hiiraanweyn-TV iga gaarsiiya inaan 18 mar imid gobolkana ku cusbeen.

Beri iyo isbitaalka Hilaal speciality hospital ee magaalada baladweyne , safarkii 18aad.
21/10/2025

Beri iyo isbitaalka Hilaal speciality hospital ee magaalada baladweyne , safarkii 18aad.

Meesahad u socoto  laguma dareemo kabahaada ee waxaa lagu dareemaa tilaabtaada.
18/10/2025

Meesahad u socoto laguma dareemo kabahaada ee waxaa lagu dareemaa tilaabtaada.

14/10/2025

Dhamaan Dadweynaha ku nool Degmada Guriceel iyo degmooyinka u dhaw waxaa lagu war gelinayaa in Dhaqtarka Cudurada Neerfaha & Dhimirka (DR CIYOW) dib ugu soo laabtay kana howl bilaabay Istarliin General Hospital.
Waxii faahfaahin ah kala xiriir
0615678285
0615113711
0615984062

Dhakhtarka Neerfaha iyo Dhimirka
Tell: +252615206721 (Somalia) ama +201094906564 (Egypt) ( Latalinta Tooska.)

Safarkii 17aad ee aan ku imid isbitaalka Gobolka ee Degmada dhuusamareeb.
12/10/2025

Safarkii 17aad ee aan ku imid isbitaalka Gobolka ee Degmada dhuusamareeb.

Address

Alexandria
2153

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.CIYOW CABDI ADAM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.CIYOW CABDI ADAM:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category