Abdihakiin salley

Abdihakiin salley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdihakiin salley, Doctor, abdihakinsalley@gmail. com, Addis Ababa.

Bachelor of Science in Public Health
Currently pursuing Doctor of Medicine and Surgery (Daaweynta iyo Qalliinka)
Also undertaking a Master’s Degree in Public Health and Nutrition

23/04/2026

Haddii aad 5 daqiiqo diiradda saari weydo… mustaqbalkaaga ayaa halis ku jira.

22/04/2026

Haddii aad mar walba daal joogto ah dareemayso…

21/04/2026

Maxaa dhacaya hadii 1% maalinkaga aad samaysid wax adiga ku anfacaya muda sanad ah ka bacdi?

Bal dhibkaan eega!Bukaankan waxaa loo sameeyay baadhitaan la yidhaahdo Urine Culture and Sensitivity si looga daaweeyo b...
20/04/2026

Bal dhibkaan eega!
Bukaankan waxaa loo sameeyay baadhitaan la yidhaahdo Urine Culture and Sensitivity si looga daaweeyo bakteeriyada nooca loo yaqaano (Pseudomonas aeruginosa). Bakteeriyadan ayaa inta badan keenta caabuqa dhiigga raaca (Sepsis) iyo caabuqa sanbabada (Pneumonia).
Sida ku cad liiska warqadda, dhammaan dawooyinkii (Antibiotics) la tijaabiyay waxba k**a qabanayaan, lamana isticmaali karo haddii uu bukaanku qaato. Sababta ayaa ah inay bakteeriyadu la qabsatay dawooyinkaas, waxaana meesha ka dhacay waxa loo yaqaano adkaysiga dawooyinka ama (Antimicrobial Resistance).
Waa xaalad aad u daran oo maanta bulshadeenna haysata, taas oo ka dhalatay qaabka loo isticmaalo dawooyinka kala duwan ee qallajiyayaasha ah. Bakteeriyadu waxay la qabsataa dawada dhowr siyaabood, laakiin hadda waxaynu isla eegaynaa saddexda ugu waaweyn:
1. Inappropriate use of drug: Isticmaalka dawada oo loo qaato si aan haboonayn, ama iyada oo aan loo dhammaystirin qiyaastii (dose) saxda ahayd ee uu dhakhtarku u qoray.
2. Low quality: Dawooyinka inoo yimaada oo tayadoodu hoosayso, awoodooda waxqabadna ay aad u yar tahay.
3. Drug abuse / Self-medication: In qofku iska isticmaalo dawo uusan dhakhtar u qorin ama uu iska iibsado isagoo aan baadhitaan marin.

20/04/2026

Horay ma u maqashay in oohinta aay caafimad inoo leedahay ?

Noolasha go,an k**a soo hara ee intad Dhiig kar iyo Wadna istaag u dhiman lahed kooxdan iskaga baxa 😂Mid Arsenal Taagera...
19/04/2026

Noolasha go,an k**a soo hara ee intad Dhiig kar iyo Wadna istaag u dhiman lahed kooxdan iskaga baxa 😂

Mid Arsenal Taagera halkan uga yeer

Abdi Qadar Ilka Cas
Abdul Ray
Zakariye Abdi

Abdi Salam Ahmed Jecko caawa dadkan Waaku raaxesatay 😂

Hamigaaga meel walba waad kaga rumeyn kartaa. Dr Hana Omar iyo Dr Manal Mohamed, kuwaas oo noqday tusaale nool oo muujin...
19/04/2026

Hamigaaga meel walba waad kaga rumeyn kartaa.

Dr Hana Omar iyo Dr Manal Mohamed, kuwaas oo noqday tusaale nool oo muujinaya in dadaal, adkaysi, iyo himilo sare lagu gaari karo meel kasta oo dunida ka mid ah. Iyagoo dumar ah, haddana waxay ka qalinjabiyeen Taqasuska Sare ee Orthopedic and Trauma Surgery ee Jimma University, xilli aynu wada ognahay caqabadaha iyo duruufaha ka jira Itoobiya.

Guushoodu waa fariin cad: caqabado ma joojiyaan qof hamigiisa rumeynaya.

Reer Somaliland mar walba way inooga horeeyan dhinaca waxbarashada iyo takhasusyada sare marka deegaankeenna loo eego, ha noqdaan dumar ama rag.

Hambalyo Dr Hana Omar iyo Dr Manal Mohamed.Waxaad tihiin dhiirigelin jiilka maanta iyo kan berri.

Gabar wax baratay waa bulsho wax baratay.Marka haweenku guuleystaan, bulshadu way horumartaa.

16/04/2026

Haddii 5 xaaladood ay hooyada la kulanto xilliga foosha, waxaa qasab noqon karta in ilmaha lagu qalo si loo badbaadiyo nolosha hooyo iyo cunugba!

12/04/2026

Buro kasta oo naaska ka soo baxda ma aha kansar,

10/04/2026

Maxaad ka ogtahay Xanuunada uu daaweya Bunka ama Cofee?

🚨 Fursad Muhiim ah – Ha Moogaan! 🚨Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey in Adama Hospital ay u baahantahay dhakhaatiir (Medica...
10/04/2026

🚨 Fursad Muhiim ah – Ha Moogaan! 🚨

Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey in Adama Hospital ay u baahantahay dhakhaatiir (Medical Doctors) dheeraad ah. Tani waa fursad qaali ah oo aan si fudud mar kale kuugu soo laaban doonin.

📌 Fadlan si taxaddar leh u akhri dhammaan shuruudaha iyo faahfaahinta ku qoran warqadda si aad si buuxda uga faa’iidaysato fursaddan.

👉 Haddii aad buuxiso shuruudaha, ha ka labalabeyn inaad codsato.

🔁 Fadlan la wadaag (Share) qoraalkan si uu u gaaro dhakhaatiir kale oo ka faa’iidaysan kara fursaddan.

Guul ayaan idiin rajeynayaa dhammaantiin 🤝

08/04/2026

Labadan daawa caafimadkaga ayay halis ku yahiin

Address

Abdihakinsalley@gmail. Com
Addis Ababa

Telephone

+251915557337

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdihakiin salley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Abdihakiin salley:

Share

Category