SIHA Healthcare consultancy

SIHA Healthcare consultancy Medical travel consultation and facilitation for Turkey

28/12/2020
28/12/2020
26/09/2020
24/09/2020

Qofka raba inuu hawl caafimaad u yimaado waddanka Turkiga, Shuruudaha looga baahanyahay inuu buuxiyo si uu u helo dal ku gal (Visa)

1. Sawir kur ah (Biometric) ugu badnaan 6 xabbo
2. Warqad casuumaad ah ( Invitation letter) kana imanaysa hospital turkiga ah oo caddaynaysa in qofkan uu xanuunsanayo, kuna caddahay xanuunkiisu
3. Warqad Caafimaad oo waddanka gudahiisa ah (Local Medical report)
4. Caddayn dhaqaale oo Bangi ah (Bank Statement) oo qofka ah amaba qof kale gacan ka gaysanaya hawshiisa caafimaad dhanka dhaqaalaha
5. Caymis Safar (Travel Insurance)

Shuruudahaas ayaa ugu muhiimsan, way jiri kartaa in shuruudo dheeri ah qofka lagu xidhiidho.

Shirkada adeegyada & la talinta arrimaha caafimaadka ee Siha ayaa kuula diyaar ah adeeg hufan oo bilaw ilaa dhamaad ah & qiimo wanaagsan

Address: Bole medhanialem street. Hidmona tower 1st floor ( next to oromia building)

Tel: +251 98 812 8233

Address

Bole Medhane Alem Street. Hidmona Tower 1st Foor, Next To Oromia Building
Addis Ababa

Opening Hours

Monday 09:00 - 05:00
Tuesday 09:00 - 05:00
Wednesday 09:00 - 05:00
Thursday 09:00 - 05:00

Telephone

+251988128233

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SIHA Healthcare consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram