Dr khaliil hashi

Dr khaliil hashi eebow qawlka taabidka ah igu qawl la.llaha m. r scw

08/06/2024
Waa maxay cudurka macaanka (Diabetes)?!!Cudurka macaanka ama sokorowga waa cudur leh sababa kala duwan  dadka qabaahina ...
04/04/2024

Waa maxay cudurka macaanka (Diabetes)?!!
Cudurka macaanka ama sokorowga waa cudur leh sababa kala duwan dadka qabaahina ay dhiigoodu ku badantahay sokorta waxaana loo yaqaanaa ‘’hyperglycemia’’.

Cudurka macaanka waxa uu ku imaan karaa :

In jirku uusan helin insulin ‘hormone’ kufilan
Iyo in jirka uu san ka jawaabin insulinta.
Insulin waxaa sameeya xameetiga oo ah xubin kutaala caloosha gadaasheeda , xameetiga waxaa ku jira unugyo ‘‘islets’’ kuwaasi oo sameeya insulinta kadibna ku dara dhiiga si ay u yareeso sokorta badan eek u jirta dhiiga.

Waqti dheer hadii cudurkan uu sii raago waxa uu keeni karaa caqabado ay kamid yihiin: cudurada wadnaha, sida wadnaha oo istaaga, kilyaha oo shaqa gaba, indha la’an dhibaatooyin dhanka ilkaha ah farxd darro iyo dhibatoyin dhanka uurka ah hadii ma**da xaamilada ah uu kudhaco sokorta.

Noocyada cudurka macaanka:

Cudurkan waxa uu leeyahay seddex nooc oo kala ah :

Nooca 1aad: waxaa sababa in jirku uusan helin insulin kufilan taas oo katimid burbur kuyimid unugyadi soo saari lahaa waxa uuna inta badan ku dhacaa caruurta iyo dadka da’da yar.
Sababaha ugu badan ee qofka uu kugu dhici karo cudurka waxa ay noqon karaan kuwa dhaxal ah oo kaga yimid waalidkiisa oo horay uqabay cudurka macaanka, sababa la xiriira degaanka sida cunada uu qofku cunayo iyo in burbur uu kuyimado unugyadii soo saari lahaa insulin.

Nooca 2aad: noocan waxaa keena sababa ay kamid yihiin jirka oo ka jawaabin insulin ama in uusan helin insulin ku filan ama unugyada beerka oo aan si wanaagsan u isticmaalin insuinta lasoo saaray.
Nooca 2aad ee cudurka macaanka waxa uu ku dhacaa dadka da’ dhaxaadka ah , dadka duqoobay iyo sidoo kae dadka aadka u cayilan, uma badna in uu ku dhaco dadka yar yar haddii aysan ahayn kuwa ciyilkoodu xad dhaaf yahay.

Sababaha ugu badan ee noocan lala xiriiriyo waxaa kamid ah , cayilka saa ‘idka ah , jimicsi la’aanta , jirka oo insulinta si haboon u adeegsan , iyo beerka oo soo saaro sokor aad u badan taa oo keenta in dhiiga ay sokor bada

03/03/2024

Jigjiga:1
Qabridahar:1

03/03/2024

Jigjiga:1
Qabridahar:0

Shirkada marhaba waa shirkad cusub oo deegaanka kuso korodhay waana shiirkad qiimi dhimis aad u balaadhan u samaysay sha...
03/03/2024

Shirkada marhaba waa shirkad cusub oo deegaanka kuso korodhay waana shiirkad qiimi dhimis aad u balaadhan u samaysay shacabka deegaanka

Qiimaha shirkada marxaba 👏
dhagaxbuur iyo jijiga 200 birr
Jijiga iyo wajaale 130 birr

Qiimaha Shirkada Badder

Dhagaxbuur iyo jijiga 400 birr
Jijiga iyo wajaale 270birr

So beautiful sister ♥️ m a
03/03/2024

So beautiful sister ♥️ m a

Xulka saxda ah ee ilaa hada huboSoomligalbeed
25/02/2024

Xulka saxda ah ee ilaa hada hubo
Soomligalbeed

24/02/2024

يَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ ٱصْبِرُوا۟ وَصَابِرُوا۟ وَرَابِطُوا۟ وَٱتَّقُوا۟ ٱللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ,
Kuwa (Xaqa) rumeeyow Samra oo Samirtarna kuna Nagaada Dhawridda (Xuduudda Islaaxa) kana Dhawrsada Eebe waxaad Mudantihiin inaad Liibaantaane

Address

Ibrahinhaybe555@gmail. Com
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr khaliil hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category