ADDO Prosperity

ADDO Prosperity Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ADDO Prosperity, Addo, Addis Ababa.

01/05/2025
11/04/2025
Muwadin kaqeyb qaado dhismaha qeybta lafaha ee filtu general hospital Mahadsanid                                 ADDO pr...
09/01/2025

Muwadin kaqeyb qaado dhismaha qeybta lafaha ee filtu general hospital
Mahadsanid
ADDO prosperity

Waxaan dhaman umada walalaha ee gobolka liiban degan ugu baaqaya in lagawada shaqeya nabada iyo xasiloonida  waayo gobol...
22/09/2024

Waxaan dhaman umada walalaha ee gobolka liiban degan ugu baaqaya in lagawada shaqeya nabada iyo xasiloonida waayo gobolka waxa lagu aqaana ama caan ku yahay nabadgelyada sidaa daraaded wax Jira dad neceb inuu gobolka nabad ahaada sidaa daraaded waxay jecel yahiin inaay isku diraan walalaha nabadgelyada usaxiibka ah Kuna caanka ah isjaceylka
Liiban waan nabad waayna ahaan doonta

Taarikhda ayaa xusi doonta waxqabadka madax xafiisedka waxbarashada degmada filtu oo maanta xaflad sagoontin loo qabtay
13/08/2024

Taarikhda ayaa xusi doonta waxqabadka madax xafiisedka waxbarashada degmada filtu oo maanta xaflad sagoontin loo qabtay

"Kursiga waa merto "waxaa si farxad iyo damashaad ku dheehan tahay ku sogootinay m.xafiska waxbarshada deg filtu manta o...
13/08/2024

"Kursiga waa merto "waxaa si farxad iyo damashaad ku dheehan tahay ku sogootinay m.xafiska waxbarshada deg filtu manta ooy tarikhdu tahay 7/12/16e.c
Waxaana u rajeynaynaa in uu meel ka qeyr badan in uu Aleu sahllo

Filtu : waxaa ka furmay shirka qiimaynta warbixinta waxqabadka SM 2016 ee degmooyinka Gobolka Liiban.Qiimaynta oo ay soo...
29/06/2024

Filtu : waxaa ka furmay shirka qiimaynta warbixinta waxqabadka SM 2016 ee degmooyinka Gobolka Liiban.

Qiimaynta oo ay soo xaadireen hoggaaminta degmooyinka ayaa waxaa Furay Gudomiyaha Gobolka mudane Cabdulahi Yusuf Cali waxaana Xooga lagu saari doona Waxyaabihii ka qabsomay dhanka dakhliga, shaqo-abuurka, adeeg Bixintq bulshada, dalag iyo daryeel, nabadgalyada iyo arrimaha xisbiga.

Guddoomiyaha gobolka ayaa maamullada degmooyinka faray in ay si cadcadaan leh usoo bandhigaan waxqabadkooda.

Munaasabad abaalmarin lagu gudoonsiinayay xubnaha xisbiga ee shaqo wanaaga muujiyay iyo bulshada sida fiican uga qaybqaa...
27/06/2024

Munaasabad abaalmarin lagu gudoonsiinayay xubnaha xisbiga ee shaqo wanaaga muujiyay iyo bulshada sida fiican uga qaybqaadatay adeegyada horumarka ayaa lagu qabtay madasha shirarka ee degmada Filtu.

Munaasabadan oo lagu abaalmarinayay xubnaha hormuudka ah ee dhanka adeegbixinta bulshada, arimaha xisbiga, dakhli-bixinta iyo dhanka waxsoosaarka beeraha oo ay kasoo qaybgaleen bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa ka qabsoontay magaalada Filtu.

Waxaana abaalmarino kala duwan la gudoonsiiyay xubnaha waajibaadkoodii shaqo sidii loogu talo'galay ugutay iyo bushada qaybihii sida wanaagsan uga qaybqaatay dakhli-bixinta, arimaha xisbiga, waaxsoosarka beeraha iyo adeegyada danta guud.

Degmada Dollo AdoWaxaa maanta oo tarikhda tahay  19/10/2016 Degmada Dollo Ado lagu abalmaariyey Shahada Sharaf 1. Shaqaa...
26/06/2024

Degmada Dollo Ado
Waxaa maanta oo tarikhda tahay 19/10/2016 Degmada Dollo Ado lagu abalmaariyey Shahada Sharaf
1. Shaqaalaha Dawlada oo ugu firfiroconaa
2. hayadaha ugu waxqabadka badanaa
3. Hogaaminta ugu firfiroconaa
8. Xafisyada ugu shaqada badanaa
9.Beralayda ugu waxsoosarka badan
10.Xubnaha aad ugu qeybqatay nabadgeliyada ee magalada Dollo(Rondooyinka)
11.Dakhatirta Isbitaalka ugu firfirocoon
12.Qabalayaasha ugu modelsan
Shaqaa dhaqaaqday

Degmada Dollo AdoMaanta oo  tarikhda tahay 17/10/2016 Waxaa Xafiiska Ariimaha bulshada iyo Iskashatooyinka ay qeybiyeen ...
24/06/2024

Degmada Dollo Ado
Maanta oo tarikhda tahay 17/10/2016 Waxaa Xafiiska Ariimaha bulshada iyo Iskashatooyinka ay qeybiyeen gaariga dadka baahiyaha gaarka qabo taasi oo aheeyd mid aay baahi weyn uqabeen dadka bahiya gaarka qaba
Hormarka ha waaro

Waxaa si rasmi ah saaka magalada jigjiga uga bilowday doorashada 6aad ee ku celiska ah ee musharaxiinta golaha xildhiban...
23/06/2024

Waxaa si rasmi ah saaka magalada jigjiga uga bilowday doorashada 6aad ee ku celiska ah ee musharaxiinta golaha xildhibanada heer deegaan ee maamulka magaalada Jigjiga.

Doorashadani oo aay ku tartamayaan xisbiyo badan iyo xubno musharixiin madax-banaan ayaa shacabweynaha ku dhaqan xaafadaha magaalada jigjiga waxaay saaka 6dii aroornimo udareereen goob doorashooyinka magaalada si aay codkooda udhiibtaan.

Doorashadani oo kamid ah doorashooyinka ku celiska ah ee saaka sida rasmiga ah uga biloday qeybo kamid ah dalka ayaa magaalada jigjiga waxaa laga codeynayaa 123 goobdoorasho iyada oo aay ku loolamayaan xisbiyo badan iyo musharaxiin madax banaan kuwaaso maamulka magaalada Jigjiga ku matali doona golaha xildhibanada heer deegaan ee DDS.

Address

Addo
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ADDO Prosperity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram