Mustapha Abdala Ahmed 'Dhereeye'

Mustapha Abdala Ahmed 'Dhereeye' "Don’t be afraid to be ambitious about your goals. Hard work never stops. Neither should your dreams.

Libin aayo beeshaanAnna aawilaadeedAakhiro ku sugayaaNaf jacayl afduubaaIgu kaa dul ooddeeCaashaqa addoonsiguMa abaalgud...
19/12/2022

Libin aayo beeshaan
Anna aawilaadeed
Aakhiro ku sugayaa

Naf jacayl afduubaa
Igu kaa dul ooddee
Caashaqa addoonsigu
Ma abaalgudkiisaa!

Kayse Galaydh

viva somaliland
07/02/2013

viva somaliland

somaliland socdaashay
07/02/2013

somaliland socdaashay

hrgysa cadeey
07/02/2013

hrgysa cadeey

07/02/2013

adoo jira dal dheerbaad,
caashaqa dhimbiisha ah,
wadnahayga dhigatoo,
inanyahay dhawaanahan,
hurdo kala dhaqaaqnaye,
ama soo dhawoow oo,
dhabta kaalay igu qabo,
ama hadalkan dhuuxiyo,
beerkayga dhalan-rogay,
dhihistiisa iga da

say some thing about dis
29/01/2013

say some thing about dis

beleive or not beleive its true
29/01/2013

beleive or not beleive its true

29/01/2013
its true........
28/01/2013

its true........

28/01/2013

macalin ayaa arkay ardayda oo dhan inay ku mashquulsan yihiin shaqadii looga diray computerka hal qof mooyee oo isagu hor fadhiya computerka oo aan waxba sameynin,macalinki ayaa markaasi uso dhawaaday oo ku idhi miyaadan shaqaynen, ardaygii ba ku jawaabay:paswordigi baan dhigay waxan sugayaa inuu ii ogaolaado si aan u galo computerka..
(ardaygu wuxu ilabay in uu riixo "enter"si uu ugalo computerka.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Address

Bole
Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustapha Abdala Ahmed 'Dhereeye' posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mustapha Abdala Ahmed 'Dhereeye':

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category