Muktar Adenyare Officail page

Muktar Adenyare Officail page This group is dedicated to share information regarding vaccines, immunization, & biologicals among all EPI actors at all level. Vaccines Work!

Together, we can make a real difference! Leave no one behind for immunization! Zero doses no more! Partnership and Empowerment: We take our inspiration
from the 3,500 year old Tao (Way) of Leadership, working
shoulder to shoulder with our local colleagues and partners
toward their empowerment and success.

Waar waa ayo weger
05/03/2026

Waar waa ayo weger

Barkhad cusmaan mayga haysaan waligiiba hays adkeeyo
11/02/2026

Barkhad cusmaan mayga haysaan waligiiba hays adkeeyo

Haye haye
11/02/2026

Haye haye

Iska hubi inaad ku jirto
11/02/2026

Iska hubi inaad ku jirto

Waynakaa hadaba
10/02/2026

Waynakaa hadaba

Barkhad uga qabo intaanan xilka kugu wareejin
10/02/2026

Barkhad uga qabo intaanan xilka kugu wareejin

23/01/2026
  # Halkan ka dhugo
22/01/2026

#
Halkan ka dhugo

22/01/2026

Wiila shaqadii guulaysta

🌟 SADDEX WIIL OO WALAALO AH – TAARIIKH CUSUB U QORAY XULKA DEG.MADA XARSHIN ⚽ 🌟Saddexdan wiil waa walaalo dhab ah, kana ...
21/01/2026

🌟 SADDEX WIIL OO WALAALO AH – TAARIIKH CUSUB U QORAY XULKA DEG.MADA XARSHIN ⚽ 🌟

Saddexdan wiil waa walaalo dhab ah, kana soo jeeda hal degmo – Degmada Xarshin, isla markaana si sharaf leh uga tirsan Xulka Kubadda Cagta Degmada Xarshin.
Waxay si wadajir ah uga qayb-galeen Koobka Kubadda Cagta Gobolka Faafan, iyaga oo muujiyay karti, midnimo, iyo dadaal lagu faano.

πŸ… Ciyaartoyda:
1️⃣ Yaasiin Ahmed Geedi
2️⃣ Jamaal Ahmed Geedi
3️⃣ Subeer Ahmed Geedi

πŸ‘‰ Midnimo, walaaltinimo, iyo himilo wadajir ah ayaa keeni karta guul weyn!
Degmada Xarshin iyo Gobolka Faafanba way ku faanayaan!

πŸŽ‰ Guul iyo nasiib wacan geesiyaasha Xarshin! πŸ†

Address

Harshin
FAFAN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muktar Adenyare Officail page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Muktar Adenyare Officail page:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram