Mohamed Kadib pharmacist

Mohamed Kadib pharmacist Discussion about drugs

Asc azxaabeey waa kalabaadnoo baryo la isma arage ma barideen 📢📢📢
16/12/2021

Asc azxaabeey waa kalabaadnoo baryo la isma arage ma barideen 📢📢📢

Waxaan ogaysiinaynaa ardeyda doonaysa ama xiisaynaysa inaybartaan maadada pharmacology ga inaan ufurnay private gaar ah ...
05/11/2021

Waxaan ogaysiinaynaa ardeyda doonaysa ama xiisaynaysa inaybartaan maadada pharmacology ga inaan ufurnay private gaar ah oo lagu barandoono kaliya pharmacology
Hadaba ardeygii ubaahan barashada dawada halasoo xidhiidho
0919333492 ama 0911618428

Maanta waxaan barandoonaa drug dosage form ama inta qaab ee ay dawadu ku iman karto waana afar nooc oo kala ah  Solid se...
19/10/2021

Maanta waxaan barandoonaa drug dosage form ama inta qaab ee ay dawadu ku iman karto waana afar nooc oo kala ah
Solid semi solid liquid and inhalation
1.solid waxaa kamid ah tablet capsule lozenges beads iyo suspension
2. Semi solid waxaaa kamid ah creams ointments ama suppositories
3. Liquid waxaa kamid ah injections syrups elixirs
4. Inhalation waxaana kamid ah oxygen ta ama kuwa la iskubuufiyo sida salbutamole puff
Next class waxaan barandoonaa Routes of drug administration
Inshaa Allah
Prepared by Mohamed Kadib pharmacist

Cashirkii h**e waxaynu kusoobaranay qaabka dawadu ushaqayso iyo qaabka shidhku ulafalgalo Maanta waxaynu barandoonaa dru...
13/10/2021

Cashirkii h**e waxaynu kusoobaranay qaabka dawadu ushaqayso iyo qaabka shidhku ulafalgalo
Maanta waxaynu barandoonaa drug sources ilaha ama meelaha dawada laga keeno iyo inta magac ee dawadu yeelankarto
Drug sources illaha dawadu waa 6 meelood ama Shay
1. Plants e.g morphine dhirta
2. Animals e.g insulin heparin xayawaanka
3. Minerals e.g mts macdanta
4. Synthetic e.g aspirin pcm sulfamethoxazole iyo zidovudine ama chemical substances
5. Microorganisms e.g penicillins and streptomycin ilmaqabatay nool
6. Genetic engineering e.g human insulin gene dibloocasriyeeyay
Names of drug dawadu waxay leedahay 3 magac oo kala ah
1. Chemical name oo ah waxyaabaha dawada laga sameeyay
2. Generic name oo ah magaca daawada lagu qoro prescription ka iyo magaca international ka ah ee dunida loogayaqaano
3. Trade name oo ah midka shirkada soosaarta ama suuqgeysa ayleedahay
Kubaro luuqadaada hooyo dawada
Prepared by Mohamed Kadib pharmacist

Waxaynu soobaranay qeexida erayga pharmacology maanta waxaynu barandoonaa 2 da qaybood ee pharmacology ga looqaybiyo ee ...
01/10/2021

Waxaynu soobaranay qeexida erayga pharmacology maanta waxaynu barandoonaa 2 da qaybood ee pharmacology ga looqaybiyo ee ugu muhiimsan waxayna kalayihiin
Pharmacokinetics and pharmacodynamic
Waa maxay pharmacokinetic waa waxa uu jidhku kusameeyo dawada oo kala ah
Absorption nuugida dawada
Distribution qeybinta dawada
Metabolism burburinta dawada
Excretion saaridda dawada
Pharmacodynamic waa waxa dawadu samayso marka ay jidhka gasho
Waxay noqonkartaa inay lafalgasho jidhka joojiso xanuun burburiso microorganisms ama inhibition iyo stimulation ay samayso
Lasoco bogan kuna baro dawooyinka afkeena hooyo lasoco qeybta 2 aad

What  is pharmacology ?   Pharmacology is a science which deals with the study of drugs     Simply pharmacology is the s...
14/09/2021

What is pharmacology ?
Pharmacology is a science which deals with the study of drugs
Simply pharmacology is the study of drugs and their interactions
What is drug ?
Drug is any chemical substance which changes by biological living organisms

Waxaan bilaabi doonaa barashada dawooyin ka oo afsoomaali ku qoran inshaa Allah mardhow 🤚🤚
12/06/2021

Waxaan bilaabi doonaa barashada dawooyin ka oo afsoomaali ku qoran inshaa Allah mardhow 🤚🤚

17/03/2021

Mardhow waxaan bilaabi doonaa cashiro kusaabsan barashada dawada inshaa Allah

09/01/2021

Barro oo kubarro daawooyinka muddo yar from m.kadib

Waa page cusub oon ugu tallogalnay inaan kusoogudbino barashada daawada ka faaidaysi wcn
08/01/2021

Waa page cusub oon ugu tallogalnay inaan kusoogudbino barashada daawada ka faaidaysi wcn

Address

Jijiga
05

Telephone

+251915213060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Kadib pharmacist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mohamed Kadib pharmacist:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram