02/08/2025
Youth Leading the Way: Somali Youth Agenda in Progress
Today, CYRO proudly participated in and facilitated the Inclusive Youth Dialogue for Peace and Development (IYD4PD) workshop held at Istanbul Hotel in Jigjiga.
In collaboration with ybuntu Youth Peacebuilding Alliance and Friedrich-Ebert-Stiftung (FES), this important gathering brought together more than 50 youth representatives from Jigjiga and several districts of the Somali Region.
The session focused on drafting the Somali Youth Agenda: a youth-driven vision for peace, development, and inclusion. As CYRO, we facilitated group reflections and supported young voices in identifying priorities and solutions relevant to their communities.
We believe in youth leadership, and today was a powerful step toward building a shared and inclusive future for the Somali Region.
Hoggaan-Dhallinyaro: Ajandaha Dhallinyarada Soomaaliyeed oo Socda
Maanta, Hay'ada Daryeelka Carruurta iyo Dhallinyarada (CYRO) waxa ay si sharaf leh uga qaybqaatey, isla markaana fudeedisay, dood-wadaag muhiim ah oo lagu magacaabo Inclusive Youth Dialogue for Peace and Development (IYD4PD) taas oo lagu qabtay Hoteelka Istanbul ee magaalada Jigjiga.
Dooddan oo uu iskaashi ku saleysnaa CYRO, YBUNTU Youth Peacebuilding Alliance, iyo Friedrich Ebert Stiftung (FES), waxay isu keentay in ka badan 50 dhallinyaro ah oo ka kala yimid magaalada Jigjiga iyo degmooyin badan oo ka tirsan Deegaanka Soomaalida.
Dooddu waxay diiradda saartay qorista Ajandaha Dhallinyarada Soomaaliyeed — aragti dhallinyaradu hormuud ka yihiin oo ku saleysan nabad, horumar, iyo ka-mid-noqosho. CYRO ahaan, waxaan gacan ka geysanay hagidda ka-qaybgalayaasha iyo dhiirrigelinta dhallinyarada si ay u muujiyaan baahiyahooda, aragtidooda, iyo xalka deegaanka soomalida.
Waxaan aaminsanahay in isbeddelka bulshada uu ka bilaabmo codka dhallinyarada, waxaana maanta la qaaday tallaabo dhab ah oo loo marayo dhisidda mustaqbal loo dhan yahay, oo ay dhallinyaradu hoggaan u yihiin.