16/09/2022
Talo caafimaad
Si aad unoqoto qof caafimaad qaba raac talooyinkan
Calooshaada waa in aad uqaybisaa sadex qaybood oo kala ah
1 waa in aad qayb cunto kurido
2 waa in aad qaybna cabitaanka udayso
3 qaybta soo hadhayna waa in aad hawada udaysaa ama neef qaadashada
Haddii aad caloosha cunto kali ka buuxiso waxaad dareemi doontaa daal. Caajis taas oo kuu sababi karta waxqabad la.aan
Siduu alle qur,aankiisa inoogu sheegay cuna oo caba lkn ha ku xad gudbina please share and like si aad uhesho xogo badan oo caafimaad