04/02/2026
Shiikh maxamad xuseyn odawaa oo sheegay in lagarabo dadka quraanka barta shan 'ta'
1:تحفيظ- xifdi
2: تجويد_ Tajwiidka baro
3: تفسير - tafsiirka baro
4: تطبيق- ku dhaqan
5: تبليغ- dadka gaadhsii
Waa shan ay yartahay Cidda kulmisay , ilaahayoow kuwa kulmiya naga yeel.... aamin