Dr.Yusuf Discovery

Dr.Yusuf Discovery waa Dr yusuf Library oo cilmiga caafimaad ka kusoo gudbin doona halkan idamka eebbe Wayne.

Lamahuro nin hawlkar ah sida geed hadhwayn baa lagusoo hirtaayee .Kadib hawlgalkii guulaystay kusoo dhawaada Cashirradii...
15/08/2025

Lamahuro nin hawlkar ah sida geed hadhwayn baa lagusoo hirtaayee .

Kadib hawlgalkii guulaystay kusoo dhawaada
Cashirradii caafimaad ka oon dib ubillowbno
INSHALLAH.

04/08/2025

O**M : SAMAYSINKA UGXANTA HOOYADA
EMBRYOLOGY

QABRIDAHARRE.Caasimada ummadda soomaaliyeed ayay Maanta noqotey, waxay kulmisey madax Dhaqameedka soomaali oodhan . Hamb...
12/05/2025

QABRIDAHARRE.

Caasimada ummadda soomaaliyeed ayay
Maanta noqotey, waxay kulmisey madax
Dhaqameedka soomaali oodhan .

Hambalyo suldaan cabdimalik suldaan mahamud haybe allaha kadhigo suldaan
Khairwada INSHALLAH.

Aniga iyo sxbkey Qaali ah mudane
Mustafa Mohamed daahir oo sawirka
Naga qaadey .

Congratulations suldaan cabdi maalik Suldaan mahamuud haybe oo la caleemosaarayo 12-05-2025Laguna caleemosaarayo magaala...
05/05/2025

Congratulations suldaan cabdi maalik
Suldaan mahamuud haybe oo la caleemosaarayo 12-05-2025
Laguna caleemosaarayo magaalada Qabridaharre

29/04/2025

CUDURRADA BEERKA.

WILSON'S DISEASE ( HEPATO LENTICULAR DISEASE) .
CUDURKA BEERKA KUDHACA EE MACDANTA COPPER AY SABABTO.

15/04/2025

BEERKA CUDURRADA KUDHACA
HEMOCHROMATOSIS:
(BIRTA BEERKA KABUUXSANTAY)

Hambalyo ballaadhan ayaan udirayaa Mudane abdi Mohamed Ahmed iraadIyo marwadiisa Aisha sh. Yasiin Ahmed xuubquraan oo me...
10/04/2025

Hambalyo ballaadhan ayaan udirayaa
Mudane abdi Mohamed Ahmed iraad
Iyo marwadiisa Aisha sh. Yasiin Ahmed xuubquraan oo meherkoodu kadhacay
Magaalada Qabridahare.
Reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ayaan idiin ku ducaynayaa idamka eebbe wayne.

03/04/2025
Ninkan waa Dr Mohamed oo aha madaxa Kuuliyada caafimaad ka ee Qabridahare Gari allay taqaan ee inaadeer mataqaano . Nink...
26/02/2025

Ninkan waa Dr Mohamed oo aha madaxa
Kuuliyada caafimaad ka ee Qabridahare

Gari allay taqaan ee inaadeer mataqaano .

Ninkan wixii uu ku khaldamo waa loogu gar dhigan karaa hadii laga gar helo waa wado
Haduu garta helana waa wado , laakiin
In layiraahdo magaalada Qabridahare haka tago iyo xilka halaga qaado waa uun nooc daciifnimo ah oo aad uliidata .

Magaalada dadku waa wada leeyahay
Qabiilada iskaleh magaalada unbuuna
Kamid yahay.

Inkastoonaan is aqoonin Dr Mohamed waxaan dhihi lahaa war wixii gar laguugu yeesho dadka ku xagxaganaya ka gar bax , islamarkaana wixii lagaaga gardaranyahay raga iska celi oo soosoco siraadeey iyo iskeen siiya kudheh .

Address

Jijiga

Telephone

+251915746331

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Yusuf Discovery posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Yusuf Discovery:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram