17/04/2026
JJU Sheik Hassen Yebre comprehensive Specialized Hospital
----------------------
Mahadsanidiin Xirfadlayaasha , Hogaaminta iyo Dhamaan Shaqaalaha Qaybahooda kala Duwan Ee Ka Howlgaka (JJU Sheik Hassen Yebre comprehensive Specialized Hospital)
Oo Si Mutadawacnimo Ah Oo Aan Kala Hadh Lahayn Oga Qayb Qaatay Ol olaha Joogtada ah Ee Dhiig Ku Deeqista,
Baahida Dhiig waa Mid Joogta ah
Aynu Joogtayno Dhiig ku Deeqista
Mahadsanidiin