Hamse Gelqaad

Hamse Gelqaad A somali journalist who brings you news and stories from somalia and the world. Contact:+252907704503

11/03/2026

Maxaa ka ogtahay Lacagta DFS Bixiso oo
Hogaamiye Siciid Dani aan soo dhafin Bulshada Reer Puntland iyo shaqalihisuna ka qatan yihiin

Abubakar Yaasiin Shiikh - ayaa hanolaato uga waramayaa

11/03/2026

"Kulan ballaaran oo looga soo horjeedo wax ka beddelka Dastuurka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada badhan ee Gobolka Sanaag

10/03/2026

Wasiirka Amniga Waqooyi Bari ayaa gaadhey Gobolka Sanaag gaar ahaana Deegaanada Xingalool, Sibaaye, Damala-xagare, Fiqi-fuliye iyo Ardaa

10/03/2026

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Yemen Cabdixakiin Dhoobo-Daareed oo Adeeg Baasaboor ka Bilaabay

09/03/2026

Carwo sagal waxa ay iniidiyaarisay dharki ciidka caruurta iyo dadka waa weenba

Meheradu waxa ay ku taaal wada degta loomaro

09/03/2026

“Ciidamada Puntland ayaa sheegy inay madaxwyne xasan shiikh xamar kaso qabanayaan

09/03/2026

MACMIIL U TARTAN GACAL PHONES OO KU TAAL MAGALADA {XINGALOOL

Meherada GACAL MOBILE waxa laydinku sameeyey dib-uhabayn waxana aad ka heli kartaan adeegyadan
●ka bedelida shaashadaha
●ka jebinta gmailka iyo i cloud
●ku shubista programka
● adeegyo kle o badan
iyo furaha oo laguu kobiyeen doono

TILMAAN: meheradu waxay ku taala kasoo horjeedka Xaawaashka tayo

WAA MAHADSANTIHIN

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka waqooyi bari oo u jawaabay gudoonka baarlamaanka PL"Guddoomiyaha awooddiis...
09/03/2026

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka waqooyi bari oo u jawaabay gudoonka baarlamaanka PL

"Guddoomiyaha awooddiisa laga qaaday ee mar walba fariimo baqdin leh soo gudbiya, waxaan leeyahay: walaal, mustaqbalkaaga dhabta ah ayaan Waqooyi-Bari kaga shaqaynaynaa. Fadlan jooji hadallada xanafta leh ee lagu soo faro.

Waqooyi-Bari waa state sharci ah, soohdimihiisuna si dhakhso ah ayay u caddaan doonaan. Sida PL ay Galmudug"

09/03/2026

Degaan dalxiseedka mirci ee calmadow

09/03/2026

“Xassan Sheikh waa nin Daciif ah”Xildhibaan Sanyare

09/03/2026

Abwaan Qale dalku waa waqooye bari

09/03/2026

"Puntland inay calaacasho maaha waa inaan dowlad kale dhisnaa dowladan taagta darana meesha laga saara"

Address

Chalfont Saint Peter

Telephone

+252613891224

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamse Gelqaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hamse Gelqaad:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram