15/02/2026
𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐁𝐢𝐥𝐨𝐰 𝐚𝐡, 𝐋𝐚𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐋𝐞𝐡 📈 𝐘𝐨𝐮𝐓𝐮𝐛𝐞!
Hal sano kahor waxaan bilaabay channel-kaan 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐈𝐧𝐬𝐢𝐠𝐡𝐭𝐬 anigoo ka dan lahaa in aan idinkula wadaago warbixinnada dhisaaya aqoonteenna, iyo horumarkeenna nolosha dhinacyadeeda kala duwan.
𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐭𝐢𝐫𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚:
* 131 Subscribers
* 3.8K Views
* 189 Likes
* 24 Comments
* 41 Shares
Tani ma aha tirooyin oo keliya.
Waa 131 qof oo go’aansaday in ay i dhageystaan.
Waa kumannaan daqiiqo oo dadku igu aamineen waqtigooda.
Kannaalkani ma'aha mid caadi ah, waa mid ay ku xiranyihiin dadka kuwooda nuxurka leh ee wacyigooda sareeyo.
Waxaan u mahadcelinayaa qof walba oo qayb ka ahaa safarkaan.
👉 https://www.youtube.com/